wararka

Author Archives: cusmaan

Dhagayso: Sheekh Cali Dheere oo bixiyay Waraysi Muhiim ah.

Sheekh Cali Maxamuud Raage, Sheekh Cali Dheere, Afhayeenka Xarakat Ash-shabaabil Mujaahidiin oo waraysi gaar ah siiyay idaacadda islaamiga ee Al-Andalus, kuna hadasha afka mujaahidiinta, ayuu sheekhu kaga hadlay arimo muhiim ah iyo qodobo xasaasi ah. Ugu horeyn, Sheekh Cali wuxuu ka hadlay howlgallada ay ciidamadooda ka wadaan magaalada caasimadad ah ee Muqdisho, iyo waxa keenay iney sii laba jibaaraan maalmihii ... Read More »

Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada.

Barnaamijka Dhuuxa  Waraysiyada waa barnaamij habeen weliba marka laga reebo Sabtida ka baxa idaacadda Islaamiga ee Al-Furqaan, waxaana lagu soo gudbiyaa waryasiyo iyo falanqeyno xiiso leh. Halkan ka dhagayso Barnaamijka Dhuuxa wareysiyada 30 03 2019.lite Read More »

Rag Basaas ahaa Oo lagu toogtay Fagaare ku yaala Jubbooyinka.

Maxkamadda ku dhaqanka Shareecada Islaamka ee wilaayada islaamiga ee Jubbooyinka ayaa xukun xaddu Riddo ah waxay ku riday ugu yaraan 4 ruux oo rag ah, kuwaas oo lagu eedayay iney basaas u ahaayeen sirdoonka dowladda  federaalka, ciidamada Jabuuti, iyo hay’ad laga leeyahay dalka Ingiriiska. Magacyada ragga basaasnimada lagu eedayay waxay kala yihiin:- 1-Aweys Ismaaciil Aadan, oo 25 jir ah, wuxuu ... Read More »

Al-Shabaab oo Ciidamada Dowladda Ku Weeraray Badda Marko Gunteeda.

Ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa kamiin gudaha badda ah u  dhigay ciidamo katirsan dowladda oo ku safrayay inta u dhexeysa Muqdisho iyo Marko, iyagoo isticmaalaya doonyo. Mujaahidiinta oo u muuqday kuwa la socday dhaq-dhaqaaqa iyo xogta ku aadan doonida ay saarnaayeen ciidamada ayaa kamiin ugu dhigay gudaha badda, waxaana badda gudaheed ka dhacay dagaal culus. Doonida la beegsaday ayaa ... Read More »

Madaraso diini ah oo ku taalla wadanka Ingiriiska oo la weeraray.

Kooxo cunsuriyiin ah ayaa weerar ku qaaday madaraso lagu barto diinta Islaamka oo ku taalla wuqooyiga wadanka Ingiriiska, halkaas oo wax lagu baro ardeyda muslimiinta. Madarasada la weeraray waxay ku taallaa magaalada New castle ee wuqooyiga Ingiriiska, waxaana kooxaha weerarka geystay ay jeex jeexeen kutubo Quraan oo yaalay madarasada, iyagoo sidoo kale burburiyay qeybo kamid ah dhismaha madarasada. Maamulaha madarasada ... Read More »

Xog: Masuuliyiin kasocda Soomaali-land oo booqday Talla’biib.

Warar isasoo taraya ayaa sheegaya in masuuliyiin ka socda maamulka  Soomaali-land ay booqasho ku tageen magaalada Talla’biib ee caasimada u ah Yahuudda, kana mid ah dhulka xooga lagu heysto ee Filastiin, Madaxda ka socota Soomaali-land ayaa Talla’biib u tagay si ay ula kulmaan madaxda maamulka Israa’iil, ugana wada hadlaan in xiriir muuqda oo toos ah uu dhexmaro Yahuudda iyo gobollada ... Read More »