wararka

Author Archives: cusmaan

Mujaahidiinta Ansaaru Shareeca Oo Weerar Culus ka fuliyay gobolka Abyan ee Yaman.

Wararka naga soo gaaraya dalka Yaman ayaa sheegaya in aroornimadii hore ee maanta ciidamo katirsan Mujaahidiinta AnsaaruShareeca ee hoos yimaada Al-Qaacida ay weerar culus ku qaadeen saldhig ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan xukuumadda taagta daran ee Haadi uu hogaamiyo. Istish-haadi kaxeynayay gaari miineysan ayaa beegsaday ciidamo saldhig ka dhigtay xarun lagu magacaabo Al-Machad oo ku taalla bariga magaalada Muudiyah ee ... Read More »

Weerar ka dhacay Naijeriya Oo Lagu dilay Askar  Booliis ah.

Saraakiil katirsan booliiska dalka Naijeeriya oo la hadlay wakaaladda wararka ee Reuters ayaa shaaciyay in 13 Askari oo katirsan Ciidamada Booliiska lagu dilay weerar ka dhacay wuqooyi bari dalkaas. Sida Booliisku sheegayaan, qof watay jaakad qaraxda ayaa magaalada Medaguuri ku dilay 13 Askari oo Booliis ah, iyadoona ay jiraan tiro kale oo dhaawacantay. Waa weerarkii ugu xooganaa oo bilooyinkii ugu ... Read More »

Inkabadan 10 Askari oo Maraykan ah Oo Lagu dilay Howlgal Fariid ah Oo Ka dhacay Afqanistaan.

Wararka ka imaanaya dalka Muslimka ah ee Afqaanistaan ayaa xaqiijinaya in weerar qorsheysan oo si wanaagsan loo soo abaabulay lagu qaaday saldhig ciidan oo ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan kuwa Gumeysiga Maraykanka. Mujaahid katirsan Imaarada Islaamiga ee Afqaanistaan oo Inqimaasi ah ayaa ku guuleystay inuu gudaha u galo saldhiga Siilaab oo ku yaala deegaan lagu magacaabo Ghambiiri Daak  oo hoos ... Read More »

Mid Kamid Ergadii Soo Xushay Baarlamaanka HirShabeelle Oo Muqdisho Lagu dilay.

Goordhow waxaa magaalada Muqdisho lagu toogtay mid kamid ah Odoyaashii soo xulay Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle oo kamid ah maamullada federaalka ee ka jira dalka Soomaaliya. Odeyga la toogtay waxaa magaciisa lagu soo koobay Xuseen Qoobay, Rag hubeysan ayaana ku dilay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Wuxuu kudaba feylayaa Tiro Odoyaal ah oo lagu dilay gobollad kala duwan ee Soomaaliya kuwaas ... Read More »

Qarax Dhimasho Sababay oo ka dhacay Degmada Bardaale ee gobolka Baay.

Sida ay xaqiijinayaan Goob joogayaal ku sugan degmada Bardaale ee gobolka Baay waxaa Qarax culus lagu weeraray saraakiil iyo ciidamo katirsan maamulka Koonfur Galbeed, kuwaas oo ku sugnaa degmada Bardaalay. Qarax oo Jugtiisa laga maqlay dhamaan Xaafadaha Bardaale ayaa lala eegtay goob uu ka socoday kulan dhexmarayay Saraakiil katirsan maamulka Koonfur Galbeed. Dhimasho iyo Dhaawac ayaa lasoo warinayaa inuu sababay ... Read More »

Dhaxalsugaha Aala-Sucuud Oo La Ogaaday inuu booqasho ku tagay Talla’biib.

Muxamed bin Salmaan oo ah dhaxalsugaha koowaad ahna wasiirka gaashandhiga maamulka Aala-Sucuud ayaa la ogaaday inuu booqasho qarsoodi ah ku tagay dhulka ay xooga ku heystaan Yahuuda ee Filastiin. Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Muxamed bin Salmaan ayaa la ogaaday in bishii Septembar ee aynu sooo dhaafnay uu booqasho qarsoodi ah ku tagay magaalada Talla’biib ee caasimadda maamulka Yahuudda. Booqashadan ... Read More »

Saldhig Ciidamada Burundi ka Joogaan Shabeellaha Dhexe Oo La Weeraray.

Dagaalyahanno hubeysan oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa Weerar culus ku qaaday saldhig ciidamada Shisheeyaha ee Burundi ku leeyihiin duleedka magaalada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Ciidamada Mujaahidiinta oo Takbiirsanaya ayaa weerar culus ku qaaday deegaanka Fooldheere oo u dhow magaalada Mahadaay, halkaas oo saldhig ay ku leeyihiin Ciidamada Shisheeyaha. Dagaalka waxaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana ... Read More »

Taliyaha Booliiska Puntland oo Dhaawacay Kuxigeenkiisa.

Kulan uu buuq hareeyay oo ka dhacay magaalada Garoowe ee caasimadda gobolka Nugaal ahna magaalada madaxda maamulka Puntland ayaa waxaa ka dhashay in Rasaas kulanka ka dhex dhacday uu ku dhaawacmo Taliye kuxigeenkii Booliiska Puntland Konreel Bile Faarax Cabdi. Taliye ku xigeenka waxay Xabadda kaga dhacday Jilibka, waxaana rasaasta uu ku dhaawacmay riday Taliyaha Booliiska Puntland ninka lagu magacaabo C/Qaadir ... Read More »

Inkabadan 10 Askari oo lagu dilay Weerar Nafhurnimo oo ka dhacay magaalada Kaabul ee dalka Afqaanistaan.

Gelinkii dambe ee shalay ayaa Camaliyad Istish-haadi ah waxaa lagu weeraray ciidamo katirsan xukuumadda taagta daran ee Kaabul ee u shaqeysa Shisheeyaha Maraykanka ee duulaanka ku jooga dalka Afqaanistaan. Naftii hure katirsan Imaarada Islaamiga oo kaxeynayay gaari miineysan ayaa bartamaha ka galay kolonyo gawaari ah oo siday ciidamo iyo saraakiil katirsan wasaardda gaashandhiga ee maamulka Kaabul. Ugu yaraan 15 Askari ... Read More »

Dhagayso Xubinta Faa’iido 8.

Xubinta Faa’iido waxay qeyb ka tahay barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee kabaxa Idaacadda Al-Furqaan. Xalqadan sideedaad waxaa jeedinaya Sheykh Maxamed Rashaad, wuxuuna kaga hadlayaa Xaqqa labada is qaba. Halkan ka dhagayso Xubinta Faa’iido 8 iyo Sheykh Maxamed Rashaad.   Read More »