wararka

Author Archives: cusmaan

Kudhowaad 20 Askari oo katirsan xukuumadda Afqaanistaan oo lagu dilay dagaallo ka dhacay dalkaas.

Sida ay ku warammayaan wararka naga soo gaaraya dalka Afqaansitaan, ciidamada Imaarada Islaamiga ah ayaa ku guuleystay iney difaacdaan deegaanno katirsan gobolka Balakh oo ay dhawaan kala wareegeen ciidamada xukuumadda Kaabul. Ciidamada dowladda Afqaanistaan ayaa xamlo dagaaleed ay ku doonayaan iney kula wareegaan deegaano ay dhawaan Mujaahidiintu la wareegeen waxay kusoo qaadeen mujaahidinta, waxaana dhacay dagaallo kulul. Deegaannada Basham Qalca ... Read More »

Saraakiil Miina Baarayaal ah oo lagu dilay Gobolka Bari.

Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa ku waramaya in Qarax culus lala eegtay saraakiil katirsan maamulka Puntland ee uu hogaamiyo Cabdi Weli Gaas. Qaraxa oo ahaa mid culus wuxuu ku dhacay deegaan lagu magacaabo Balli-khadar oo katirsan gobolka Bari, waxaana ku dhintay labo Sarkaal oo Miina baarayaal ah. Saraakiisha ayaa isku dayay iney fur furaan miinada oo lagu aasay hareeraha ... Read More »

Qaraxyo Khasaare badan dhaliyay oo ka dhacay wadanka Burundi.

Wararka ka imaanaya dalka dhaca qaaradda Afrika ee Burundi islamarkaana kumanaan Askari ka joogaan Soomaaliya ayaa sheegaya in Xalay fiidkii Qaraxyo lagu weeraray Goob lagu caweeyo oo ku taalla magaalada Bujumbuura ee caasimadda wadankaas. Saraakiil katirsan Booliiska oo warbaahinta la hadlay waxay sheegeen in Rag aan heebtooda la aqoonsan ay Bambaanooyin ku tuureen Dad ku shaaheynayay afaafka hore ee Baarka, ... Read More »

Maraykanka Oo Gumaad Cadowtooyo ka geystay Gobollada Jubbooyinka ee Soomaaliya.

Diyaaradaha dowladda Maraykanka ayaa habeenkii Xalay waxay duqeyn Cadowtooyo ka geysteen tuulla katirsan gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo ay ku xasuuqeen Qoys Soomaali ah. Wararka ka imaanaya tuulada Axmed Yare oo u dhexeysa magaalooyinka Jilib iyo Kamsuuma ayaa ku waramaya in diyaarado Drones ah oo ay leedahay dowladda Maraykanka habeenkii xalay deegaankaas ku dishey Todobo Ruux oo isku qoys ahaa. ... Read More »