wararka

Author Archives: guuleed

halkaan ka dhegeyso dhuuxa wareysiyada

Insha allaah halkaan waxaan idin kugu soo gudbineynaa barnaamijka dhuuxa wareysiyada oo caawo lagu falanqeeyay qodobo ay ku jirto duqeyn naf iyo maalba galaafatay oo maraykanku ka geystay degmada saakoow ee gobalka jubada dhexe. Halkaan ka degsso dhuuxa wareysiyada 19 09 2018. Read More »

Halkaan ka dhegeyso warka duhurnimo

Insha allaah halkaan waxaan idin kugu soo gudbineynaa warka duhurnimo ee Radio Alfurqaan oo maanta lagu soo qaatay qodobo ay ku jirto duqeyn saakoow ka dhacday oo lagu dilay caruur diinta islaamka baraneysay iyo bur burin loo geystay isbitaalka magaalada. Halkaan ka degso war duhur 19 09 2018. Read More »