wararka

Author Archives: guuleed

Ciidamada Alshabaab oo gawaari iyo hub ku qabsaday dagaal ka dhacay duleedka Boosaaso.

Wararka naga soo gaaraya gobalka Barri ayaa ku waramaya in ciidamo aad uhubaysan oo katirsan xarakada shabaabul mujaahidiin ay weerar culus ku ekeeyeen xarun ciidan oo ay ku sugnaayeen ciidamada maamulka gobaleedka Puntland. Ciidamada xarakada ayaa si gaar ah uweeraray xerada Balli khadar iyagoo cagta mariyay ciidamadii ku sugnaa saldhigaasi. dagaalka ayaa sababay khasaaro maaliyadeed iyo mid hanti oo soo ... Read More »