wararka

Author Archives: guuleed

Askari Lagu Dilay Muqdisho lagana Qaatay Qoriga.

Xoogag Hubaysan ayaa Magaalada  Muqdisho xalay ku dilay Askari katirsan Ciidamada Dowladda Federaalka. Askariga La dilay oo Lagu Magacaabi jiray Cali Maxamed ayaa waxaa lagu toogtay Degmada Dharkinlay waxaana laga qaatay qori Ak47 ah oo uu watay. Ragga dilay askari ayaa goobta si nabad ah kaga tagay mana jirin cid dabagashay. Dhanka kale askari kamid ahaa ciidamada Dowladda ayaa shalay ... Read More »

Dhageyso:Wilaayada Galguduud iyo Abwaanada Gobalka oo Kulmay.

Maamulka islaamiga ah ee Galguduud ayaa isku keenay Abwaanada Gobalka. Dowro wax badan lagu qaatay ayay wilaayada uqabatay Abwaanada. ujeedka Dowrada ayaa waxaa kamid ahaa in Abwaanada wilaayada la isku keeno islamarkaana la kulmiyo awoodooda sida uu goobta ka sheekeeyay Sheekh Xasan Yacquub Cali Halkan Ka Dhageyso Kalimada Sheekh Xasan Yacquub Qaar kamid ah Abwaanada dowrada ka faa’ideystay ayaa goobta ... Read More »

Askar kasoo Tagay Diinsoor oo isku dhiibay Xarakada Alshabaab.(Maqal)

Askartaan oo ahaa laba askari ayaa kasoo goostay ciidamada Soomaalida ah ee ku sugan Magaalada Diinsoor Gobalka Bay. Cismaan Cabdullaahi sheikh Deerow ayaa Muddo 10 Bil ah ku sugnaa Magaalada Diinsoor. Waxa uu Alfurqaan usheegay in Qori uu Helo Awgeed uu utagay Diinsoor islamarkaana uu lasoo goostay Qori Ak47 ah. Cismaan Ayaa ku dhaawacmay rasaas uu ku furay askari ay isla ... Read More »

Sh/Xasan Yacquub “Dhimashada Dagaalka Ceelhareeri waa 7,Ganiimaduna Waa Gaari uu Saaranyahay Dhashiike”(Maqal)

isagoo Caawa wareysi gaar ah siiyay idaacadda afka shabaabul mujaahidiin ku hadasha ee Andulus ayuu Waaliga Galguduud waxa uu faafaahiyay Galinkii Danbe Maanta  ka dhacay dulleedka Magaalada Galcad ee Gobalka Galguduud. Sheekh Xasan Yacquub waxa uu sheegay inay weerareen  ciidamo Soomaali ah oo dhibaato ka waday deegaanka Ceelhareeri oo dhaca Dulleedka Galcad. Sheekh Xasan ayaa sheegay in Laba dagaal oo ... Read More »

Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada.

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Alfurqaan waxaa lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 28 06 2016 Read More »

Dhagayso Barnaamijka Qisatul Andalus Qeybta 17-aad.

Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay dhageystayaasheeda iyo aqristayaasheeda usoo gudbineysaa barnaamij loogu magac daray (Qisatul Andalus), kaasoo aad uga bogan doontaan taariikhda dhulka Muslimiinta ee Andalus, laga billaabo furashadiisii illaa dayacaadiisii. Kadib 800 oo sano (sideed boqol oo sano) oo ay Muslimiintu ka talinayeen Andalus, ayaa waxaa la wareegay reer galbeedka iyagoo ula baxay spain iyoportugal. Barnaamijkan oo silsilad ... Read More »

Dhalxa oo ammaan xumada Muqdisho xukuumadda ku eedeeyay.(Maqal)

Iyadoo dowladda federalka ah u taag la’dahay xakameynta amniga Muqdisho ayaa Maxamed Cumar Dhalxa oo baarlamaanka ka tirsan wuxuu si kulul u eedeeyay xukuumadda oo uu sheegay in ay ku guul dareysatay bixinta mushaaraadka askarta. Wuxuu tilmaamay in dhaqaalihii dowladda soo galay qaar loo weeciyay dhismaha maamul gobaleedyo qaarna lagu safray oo diyaarado lagu raacay halka askarta caasimadda joogtana baahan ... Read More »

Balan ka bixidda iyo dhibaatada ay leedahay.

Dad badan ayaa wada balama laakiin qaar ayaan oofin oo ka baxa arintaasoo keenta in dadka qaar ay isku nacaan. Diin Islaamku waxay qabtaa in balanta la fuliyo sidaas ayaana wanaagsan aakhiro iyo aduunba. Sheekh Cali Katiin oo ka mid ah culumada Diinta Islaamka ayaa wareysi ay la yeelatay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan uga waramay balanta oo laga baxo ... Read More »

Dhageyso:Kenya oo duqeymo is daba joog ah ka geysatay Dhamase.

Ciidamada Dowladda Kenya ayaa habeenadii tegay waxay madaafiic is daba joog ah ku garaacayeen deegaanka Dhamase oo ka tirsan gobalka Gedo kaabigana ku haya soohdin beenaadka labada dal ay wadaagaan. Qof dumar ah ayaa la xaqiijiyay in ay dhimatay mid kalena dhaawac soo gaaray ka gadaal markii madaafiicdu haleeleen. Bulshadii deegaanka ayaa kala qaxay iyagoo sas ka qaaday duqeynta mudada ... Read More »