wararka

Author Archives: guuleed

Dhageyso:Diirada jimcaha oo looga hadlay Mowduuc muhiim ah.

Barnaamijka diirada jimcaha ee todobaadlaha ah ayaa waxaa maanta looga hadlay isbadalada ka socda Dalka Itoobiya iyadoo la is dul istaagay dhulka Soomaali galbeed ee ku jira gacanta Itoobiya. waxaa ka qeybgalay: Aqoonyaha Suldaan Maxamed Garyare iyo Injineer Idiris Xasan Faarax. Halkan ka dhageyso diirada jimcaha 31 08 2018 Read More »