wararka

Author Archives: guuleed

Diyaarado Weerar Fashilmay Ku Qaaday Owdheegle iyo Alshabaab oo Ka Hadlay Weerarkaas.

Labo Diyaaradood oo ah kuwa qumaatiga ukaca ayaa habeenkii xalay ciidamo ku soo daadiyay meel udhaw Degmada Owdheegle ee shabeelaha Hoose. Ciidamadaan ajnabiga ah ayaa socdaal qorsoodi ah oo dhanka lugta ah kusoo galay degmada Owdheegle si ay u arbushaan amniga lagu heystay degmada oo ku jirta gacanta Xarakada Shabaabul Mujaahidiin. Waxa ay doonayeen inay gudaha ugaleen saldhiga Owdheegle balse ... Read More »

Dhageyso:Xukunka Sharciga ah ee Maalinta Loo bixiyay Maalita Haweenka Aduunka.

micShalayto waxa ay ku beegnayd sideeda Maarso waxaana gaaladu ubixiyeen maalin weynaha haweenka Aduunka. Meelo Muqdisho ay kamid tahay waxaa ka dhacay xaflado loogu dabaal degay maalintyaas. Hadaba maxay tahay ujeedka laga leeyahay maalintaasi. Waa kan sheikh Cali Katiin oo kamid ah Culimada diinta islaamka. Diinta islaamka waxay qiimo weyn uyeeshay haweenka Balse Gaaladu waxa ay isku dayayaan inay tirtiraan ... Read More »

Dhageyso:Dhuuxa Wareysiyada

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 08 03 2016.lite Read More »

Dhageyso:Dhuuxa Wareysiyada

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho Dhageyso Dhuuxa wareysiyada 07 03 2016. Read More »

Kumuu Ahaa Xasan Al-turaabi,Muxuuse Aaminsanaa.?(Dhageyso)

Xasan Al-turaabi oo ahaa siyaasi udhashay Dalka Suudaan ayaa ku dhintay dalkaasi isagoo da’diisu ahayd 84 sanno jir. Hogaamiayahn Mucaaradka ah oo madax ka ahaa Xisbiga ugu weyn dalka Suudaan ee mucaaradsan Xukuumadda Xasan Al-Bashiir ayaa ku geeriyooday da’ gaareysa 84 sano, waxaana noloshiisa inta ugu badan uu kusoo qaatay Siyaasadda, isagoona lahaa Afkaar qaarkood halis ah oo mucaaradsan Diinta ... Read More »