wararka

All news

Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaana lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah. Ku Dhageyso Tayo Sare Dhuuxa Wareysiyada Ku Dhageyso Tayo Dhexe Dhuuxa Wareysiyada     Read More »

Dhagayso Taliska Ciidamada Al-Shabaab Oo Faafaahin ka bixiyay Dagaalkii Wajeer.

Sheekh  Cabdul-Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidamada Xarakada  Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa shir jaraa’id  waxa uu ku faafaahiyay dagaal dhawaan ka dhacay degmada Wajeer, kaas oo lagu dilay ciidamo badan oo Kenyaati ah. Kamiinkan waxaa uu ka dhacay deegaan lagu magacaabo Kutulow, waxaana loo dhigay ciidamo kenyaan roondo sameynayay. Abuu Muscab waxa uu sheegay in qarax lala kiciyay mid kamid ah gawaarida ... Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Oo sheegay in Soomaaliya iyo Itoobiya noqonayaan Hal Dal.

Abeey Axmed; Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo dhawaan booqasho aan horey loo sii shaacin ku yimid magaagalada Muqdisho ayaa markii uu ku laabtay dalka Itoobiya wuxuu waraysi uu siiyay tvga dalkaas, kaas oo uu kaga sheekeeyay ujeedka safarkiisa Soomaaliya. Abeey Axmed waxa uu sheegay in madaxda dowladda federaalka ay isku afgarteen in Itoobiya iyo Soomaaliya noqdaan hal dal oo mid ah, ... Read More »