wararka

All news

Dhulkii Awooweyaasheen Yaa Soo Dhicin Doona? Dhageyso Q:10-aad.

Barnaamijka Dhulkii Awooweyaasheen Yaa soo Dhicin doona, waa barnaamij taariikheed si faafahsan loogu eegayo Halgankii Imaam Axmed Guray, kaas oo ina baraya shalay sidaan ahayn, maanta sidaan nahay, iyo sida nala gudboon. bisha barakeysan ee Ramadaan sanadka 1439-ka hijriyada ayay Idaacadda Islaamiga Al-Furqaan billowday baahinta barnaamijkan. Halkan ka dhagayso Q:10-aad ee barnaamijka Dhulkii Awooweyaasheen Yaa soo dhicin doona?   Read More »

Ciidamada Alshabaab oo gawaari iyo hub ku qabsaday dagaal ka dhacay duleedka Boosaaso.

Wararka naga soo gaaraya gobalka Barri ayaa ku waramaya in ciidamo aad uhubaysan oo katirsan xarakada shabaabul mujaahidiin ay weerar culus ku ekeeyeen xarun ciidan oo ay ku sugnaayeen ciidamada maamulka gobaleedka Puntland. Ciidamada xarakada ayaa si gaar ah uweeraray xerada Balli khadar iyagoo cagta mariyay ciidamadii ku sugnaa saldhigaasi. dagaalka ayaa sababay khasaaro maaliyadeed iyo mid hanti oo soo ... Read More »

Dagaal Hub iyo Gawaari Dagaal lagula wareegay Oo ka dhacay Moqokori.

Ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo aad u qalabeysan ayaa weerar saf ballaaran ah waxay ku qaadeen magaalada Moqokori oo maalmihii tagay ku sugnaayeen malleeshiyaad Amxaaro kalkaal ah oo ay Xabashidu gadaal ka riixayaan. Dagaalka oo ahaa mid culus, goordhowna soo gebegeboobay, islamarkaana la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa khasaare adag waxaa lagu  gaarsiiyay ciidamada dowladda ee ku ... Read More »