wararka

All news

Halkan Ka Dhageyso Dhacdooyinka Dunida Islaamka.

Barnaamijka Dhacdooyinka Islaamka waa barnaamij muhim ah oo jimco walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa akhbaaraadkii iyo dhacdooyinkii ugu waaweynaa.  Ku Dhageyso Tayo Sare Dhacdooyinka  19-08-2016 Ku Dhagayso Tayo Dhexe Dhacdooyinka 19-08-2016   Read More »

Halkan Ka Dhagayso Dhuuxa

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. HALKAAN KA DHAGEYSO DHUUXA WAREYSIYADA Read More »

Weerar ka dhacay dalka Turkiga oo khasaare geystay.

Wararka ka imaanaya dalka Turkiga ayaa ku waramaya in waaberigii maanta oo khamiis ah weerar xoogan oo loo adeegsaday Gaari miineysan uu ka dhacay mid kamid ah magaalooyinka ay ku badanyihiin dadka Turkida ah oo ku taalla gudaha dalkaas. Qaraxa oo ahaa mid xoogan islamarkaana loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa lala eegtay Xarun Booliis oo ku ... Read More »

Indheer garadka muqdisho “nus malyan naga mid ah ayaa xabsiyada ku jira”

Kumanaan reer muqdisho ah ayaa xabsiyada ku jira kuwaaasoo ay xireen ciidamada shisheeye iyo dowladda federaalka ah. Dadkaas badankood waxaa laga soo qabtay guryahooda iyo suuqyada ay ku ganaacsadaan kuwana waxaa la qabtay iaygoo goobahooda wax barashada u socda amaba ka yimid. Xabbsiyada caasimaddu waxay ka dhigan yihiin suuq dadka lagu kala iibsado waxaana jira dad la sii daayay markii ... Read More »

Sidee loo arkaa oohintii soomaalida minisota?

Dad badan waxay weli la anfariirsan yihiin tilaabadii ay qaadeen soomaalida ku dhaqan magaalada minisota ee dalka maraykanka qaarkood kuwaaoso farxad aawgeed ooyay markii gabar iyaga ka mid ah ku guuleysatay in ay xildhibaanada minisota ku biirto. Waagii hore soomaalidu waxay la yaabi jireen ruuxii gaal salaama laakiin iminka in xildhibaanadiisa lagu biiro ayaa loo ilmeynayaa waxaana laga yaabaa indhaaasu ... Read More »

Maxay heshiis ku yihiin xasan sheekh iyo madaxda maamul gobaleedyadu? (Wareysi)

Cabdulaahi cali xagaley oo ah aqoon yahan falanqeeya arimaha soomaaliya ayaa ka hadlay waxa loogu yeero doorashada dad ban taasoo waqtigeedii dib uga dhacday. Waxa kaloo uu ka hadlay waxyaabaha ay heshiiska ku yihiin xasan sheekh maxmauud madaxweynaha dowladda federaalka ah iyo madaxda maamul gobaleedyadu. Wareysi ay la yeelatay idaacadda islaamiga ah ee alfurqaan ayuu cabdulaahi cali xagaleey uga sheekeeyay ... Read More »

Dhagayso Warka Subaxnimo.

Warka Subaxnimo ee Idaacadda Islaamiga ah waxaa lagu soo qaatay dhacdooyinka Caalamka  iyo kuwa dalka. Si aad u hesho hadba waxa cusub la soco wararka iyo Barnaamijyada Idaacadda  Al-Furqaan. Halkan ka dhagayso War Subax 18 08 2016.lite Read More »