wararka

Barnaamijyo Gaar Ah

Yaasiin: Sanado badan Oo fakar ah kadib, bisha Ramadaan ayaan Muslimay.(Qiso+Sawirro)

Habeenkii 16-aad ee bishan May 2018, waxay ahayd habeen aad uga duwan habeenidii hore marka loo eego dhanka Yaasiin, wuxuuna markii ugu horeysay noloshiisa usoo kacay inuu suxuurto, si uu u soomo. Faustino waa ardey u dhashey wadanka Ruwanda, wuxuuna kulliyada Caafimaadka ka dhigtaa jaamacadda Yuldarem ee magaalada Ankara wadanka Turkiga, sanado badan ayuu ku fakarayay inuu qaato diinta Islaamka, ... Read More »

Dhulkii Awooweyaasheen Yaa Soo Dhicin Doona? Dhageyso Q:5-aad.

Barnaamijka Dhulkii Awooweyaasheen Yaa soo Dhicin doona, waa barnaamij taariikheed si faafahsan loogu eegayo Halgankii Imaam Axmed Guray, kaas oo ina baraya shalay sidaan ahayn, maanta sidaan nahay, iyo sida nala gudboon. bisha barakeysan ee Ramadaan sanadka 1439-ka hijriyada ayay Idaacadda Islaamiga Al-Furqaan billowday baahinta barnaamijkan. Halkan ka Dhageyso Q:5-aad Barnaamijka Dhulkii Awooweyaasheen Yaa Soo dhicin doona?   Read More »

Qormo Caafimaad Oo Muhiim U ah Qof kasta oo Sooman (Akhriso).

Waxaa aad u badan cunnooyin iyo cabitaanno ay dadku aad u jecelyihiin, una heystaan iney caafimaad iyo vitamins dheeri ah laga helo, balse markii la baaray ay soo baxday xaqiiq taa ka duwan, iska daaye in caafimaad laga helo waxay  kusoo jiidayaan cuduro qaarkood dilaa ah. Arinta la yaabka leh waxay tahay in cunnooyinkan iyo cabitaannadan qaar ay dadku soo ... Read More »