wararka

Barnaamijyo Gaar Ah

SAWIRRO: Hay’adda Al-Ixsaan Oo howlo Caafimaad ka fulisay Tooratoorow.

Dhakhaatiir iyo howlwadeenno ka socotay hay’adda kheyriga ee Al-Ixsaan, islamarkaana hoostagta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa howlo caafimaad oo muhiim ah waxay ka fuliyeen qeybo kamid ah gobolka Shabeellaha hoose. Meelaha ay Dhakhaatiirtu tageen waxaa kamid ah Tooratoorow, halkaas oo ay ku daweeyeen inkabadan 300 oo ruux, oo isugu jira rag, dumar, iyo caruur. Dhakhaatiirta Hay’adda ayaa dadka baarayay, waxaana markaas ... Read More »

CAJIIB: Magaalo aysan Fuqaradu ku baahanin!

Qaraaqootshaan waa magaala dhacda wadanka  Turkiga, waxaana magaaladan kajira arimo cajiib ah oo kusoo jiidanaya, taas oo ka tarjumeysa karamka iyo deeqsanimada dadka degan magaalada. Waxaa magaalada ka furan maqaayado badan oo laga cunteeyo, kuwaas oo si lacag la’aan ah ay wax uga cuni karaan dadka fuqarada ah ee aan heysan dhaqaale ku filan. Muxamed waa milkiilaha maqaaxi weyn oo ... Read More »

Dhagayso Warbixin: Waa kuma Jamaal Khaashoqji?

Dhawaan waxaa caalamka hareeyay qadiyadda wariye u dhashey dalka Sucuudiga, oo lagu magacaabo Jamaal Khaasqoji, kaas oo lagu dhex dilay dhismaha qunsuliyadda maamulka Aala-sucuud uu ku leeyahay magaalada Istanbuul ee wadanka Turkiga. Hadaba warbixintan, waxaan ku eegi doonnaa taariikhda wariyahan, iyo sababta ka dambeysa in warbaahinta reer galbeedka iyo kuwa carabta ay sidan u buun buuniyaan, iyadoo maalin weliba ay ... Read More »

Sawirro: Wilaayada Islaamiga ee Banaadir oo boqollaal ruux oo Muslimiin ah u qeybisay Lacago Sako ah.

Maktabka Sakawaadka ee Wilaayada islaamiga ee Banaadir ayaa lacago kumanaan kun oo dollar ah wuxuu u qeybiyey boqollaal ruux oo shacab fuqaro ah kuwaas oo kamid ah dadka reer Muqdisho. Munaasabad ballaaran oo dadka loogu qeybinayay lacagaha sakada ah ayna ka qeybgaleen mas’uuliyiin sar sare oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa dadka lagu gudoonsiiyay hantida ay xaqqa u yeesheen. Dadka ... Read More »

Sawirro+Maqal: Beesha Bartire oo Ugaas Dooratay.

Beesha Bartire oo kamid ah qabaa’ilka Soomaaliyeed ayaa Ugaas cusub ku dooratay wilaayada islaamiga ah ee Jubooyinka. Munaasabadda oo ka dhacday degmada Xagar ayaa waxaa kasoo qeyb galay mas’uuliyiin uu kamid yahay waaliga Jubooyinka Sh/Abuu Cabdalla iyo Ugaasyada qaar kamid ah qabaa’ilka dega gobolka. Sh/Muxamad Abuu Cabdalla ayaa Ugaaska cusub ee ay dooratay beesha Bartire oo lagu magacaabo Ugaas Aadan ... Read More »

Sidee Caruurteena ugu Tarbiyeyn karnaa Tarbiyo wanaagsan?(Akhriso+Dhagayso)

Qoyska muslimka ah waxaa lagu tiriyaa aas-aaska bulshada muslimiinta, waxaana wanaagiisa uu ka dhiganyahay umadda oo hagaagta, kuna tallaabsata horumar dhanka diinta iyo aduunyada intuba. Muhiimada qoyska waxaa laga dheehan karaa abuurista Allaah cazza wajalla, markii uu Alle abuuray nabi Aadam wuxuu u abuuray hooyo Xawaa si ay wehel ugu noqoto, taranka basharkana uu u daa’imo, waxayna ahayd billowga aas-aaska ... Read More »

Diraasad Cusub: Hurda yarida oo si lamid ah Sigaarka  u waxyeeleysa Wadnaha.

Diraasad cusub oo ay soo saartay Jaamacad ku taalla dalka Swidan ayaa lagu xaqiijiyay in hurdada yar ay saameyso wadnaha, si lamid ah sida Sigaarkuba waxyeelo caafimaad u gaarsiiyo wadnaha. Baare katirsan jaamacadda Göteborg ayaa sheegaya in dadka mashquulka badan ay u arkaan hurdada iney tahay mid waqtiga lumisa, balse diraasaddan ay iyagu sameeyeen ay cadeyneyso in hurda yarida ay ... Read More »

Warbixin+Falanqeyn: Filimkii Al-Kataa’ib ee Dagaalkii Bariire.

Waa qeybta afraad ee silsiladda Waqlud Caleyhim oo kamid ah taxanaha mu’assasada warbaahineed ee Al-kataa’ib, laguna soo gudbiyo howlgallada  ka dhanka ah malleeshiyaadka Soomaalida ee Shisheeyaha ku garabsiinaya dagaalka ay kula jiraan shareecada raxmaanka. Xalqadan afraad ee Waqlud caleyhim  oo ah hadiyadda mu’assada Alkataa’ib ay munaasabadda  Ciidul Adxaa 1439  awgeed ugu talagashey  muslimiinta caalamka waxaa lagu soo  bandhigayaa macrakadii weyneyd ... Read More »

Sawirro:Mahrajaanno Iyo Munaasabado Ciideed Oo Ka Dhacay Jamaame.

Magaalada Jamaame ee wilaayada islaamiga Jubooyinka, ayaa waxaa looga ciiday si wanaagsan iyadoo dad badan ay ku dukadeen Isbartiibada weyn ee magaalada. Reer Jamaame oo caan ku ah macmacaanka, maadaama ay magaaladu Xeebta dhacdo ayaa sheegay in ay ciiddan uga mid tahay ciidihii ugu farxadda badnaa ee soo mara, marka loo eego amniga iyo nabadda. Sidoo kale magaalada Jamaame ayaa ... Read More »