wararka

Barnaamijyo Gaar Ah

Cayaaro Cajiib ah oo loogu Dabaaldagayo Ciidul-Adxa oo lagu qabtay Saakow(Sawiro)

Wilaayaadka Islaamiga ah Waxaa Ka Dhacay Fantasyaha Munaasabada Ciidul-Adxa, Magaalada Saakow Ee Jubada Dhaxe ayaa Kamid ah Magaaloyinka Sida Weyn Looga Dabaaldagay Munaasabada Ciidda. Fagaare Ku yaala Magaalada waxaa Lagu Qabtay Shalay iyo Maanta Cayaaro Si aad ah Uga Qosliiyay una soo jiitay Daawadayaasha. Boqollaal Ruux oo Ka kooban Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Muslimiinta ayaa Salaadda Casir Kadib Tagay ... Read More »

Fantasyo Xiiso badan Oo ku aadan Munaasabadda Ciidul-Adaxaa OO Jannaale lagu qabtay.

Magaalada Jannaale ee wilaayada islaamiga ee Shabeellaha hoose waxaa ka dhacay fantasyo ballaaran oo loogu dabaal degayo ciidul Adxaa Al-mubaarak. Fagaare ku yaala magaalada waxaa ka dhacay ciyaaro iyo fantasyo cajiib ah, kuwaas oo soo jiitay dadka ciyaaraha daawanayay. Ciyaaraha lasoo bandhigay waxaa ku jira xarig jiig, Mooto wareeg sameyneysa, iyo kuwa kaloo aad u farabadan oo aan halkan lagu ... Read More »

Hogaanka Sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Oo Ciida ugu hambalyeeyay Umadda Muslimka ah.

Mu’assasada Al-kataa’ib ayaa baahisay bayaan kasoo baxay hogaanka sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, kaas oo umadda islaamka loogu hambalyeeyay maalmaha Ciidul-Adxaa Almubaarak. Bayaanka waxaa sidoo kale hambalyo loogu diray Mujaahidiinta caalamka iyo hogaamiyaasha Jihaadka. Hadaba hoos ka dhagayso warbixin lagu tarjumay Bayaanka oo kuqornaa Luuqadda Carabiga. Halkan ka dhagayso Warbixin iyo tarjamada Bayaanka Hambalyada hogaanka Xarkada Mujaahidiinta Al-Shabaab Read More »

Sidee loogu ciiday Magaalada Bu’aale?(Sawiro+Barnaamij Gaar ah)

Magaalada bu’aale oo ka mid ah dhulka shareecada islaamka lagu maamulo waayadaana madaxa kor u sii qaadaysa amaba sii koreysa ayaa  si weyn loogu ciiday waxaana dadku ay ku tukadeen fagaare ku yaala gudaha magaalada. Dad fara badan oo rag iyo dumar waaweyn iyo caruurba leh oo aad u lebisan wejiyadaoodana farxadu ka muuqato ayaa si wada jir ah salaadda ... Read More »

Jilib Oo Si Lama Arag Lama Maqal ah Looga Ciiday (Sawirro).

Magaalada Jilib ee wilaayada islaamiga ee Jubbooyinka waxaa looga ciiday si wanaagsan, iyadoona boqollaal ruux ay ka qeybgaleen tukashada salaadda Ciida. Waaliga Wilaayada islaamiga ee Jubbooyinka Sheekh Maxamed Abuu Cabdalla ayaa reer Jilib kula tuktay fagaaraha Macallin Aadan Xaashi Ceyrow. Boqollaal askari oo katirsan Milliteriga Mujaahidinta ayaa kasoo qeybgalay salaadda Ciida. Gelinkii dambe waxaa sidoo kale Jilib ka dhacay fantasyo ... Read More »

Sawirro:Jannaale Oo Si Heersare ah Looga Ciiday.

Magaalada Jannaale oo kamid ah degmooyinka wilaayada islaamiga ee Shabeellaha hoose waxaa looga ciiday si heersare ah oo aad u wanaagsan, waxaana boqollaal ruux ay ku tukadeen fagaare weyn oo ku yaala degmada. Dadka waxaa ka muuqday farxad aad u sarreysa, waxayna isugu hambalyeynayaan munaasabadda Ciidul-Adxaa Al-mubaarak. Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan milliteriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa la ciiday ... Read More »

Sawirro: Sida Looga Ciiday Magaalada Kuunya Barrow Ciidul-Adxaa 1439

Boqollaal ruux oo ka kooban qeybaha kala duwan ee bulshada muslimiinta ayaa maanta salaadda Ciidul-Adxaa ku tugtay fagaare weyn oo ku yaala magaalada Kuunya-barrow ee wilaayada islaamiga ee Shabeellaha hoose. Dadka waxaa ka muuqday farxad ballaaran, waxaana caruurta da’da yar ay wateen qalabyada lagu ciido, waxayna wateen dhar qorxoon oo badankiisa cusub. mas’uuliyiin katirsan Wilaayada islaamiga ee Shabeellaha hoose iyo ... Read More »