wararka

Barnaamijyo Gaar Ah

Ciid Mubaarak; Dhamaan Muslimiinta Caalamka Gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed.

Maamulka iyo wariyaasha Idaacadda islaamiga ee Al-furqaan waxay Umadda Islaamka gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed ee muslimka ah ugu hambalyeynayaan munaasabadda Ciidul-Adxal Mubaarak. Waxaan leenahay Umada  Soomaaliyeed iyo dhageystayaasheena meel weliba oo ay caalamka ka joogaan تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال Waxaan Nafteena iyo tiinaba ku boorineynaa inaan ku dadaalno sidii farxadda maalmaha ciida ay inoola wadaagi lahaayeen dadka danyarta ... Read More »

Xaflad Lagu Soo xirayay Wejiga Koowaad ee Machadka Beesha Ciroole Oo ka dhacday Shabeellaha hoose.(Sawirro)

Deegaan hoosyimaada magaalada Kuunya-barrow ee wilaayada Islaamiga ee Shabeellaha hoose waxaa ka dhacay Xaflad lagu soo gebegebeynayay fatrada koowaad ee machadka Beesha Ciroole oo kamid ah beelaha dega wilaayaadka islaamiga ee Soomaaliya. Xafladda waxaa kasoo qeybgalay marti sharaf kala duwan, Ugaaskaa iyo Nabadoonnada beesha, waxgaradka wilaayada Islaamiga ee Shabeellaha hoose, Culimo iyo mas’uuliyiin katirsan Wilaayada Islaamiga ee Shabeellaha hoose. Machadkan ... Read More »

Beegsashada Hogaanka Mujaahidiinta Saameyn Maku Yeeshaa Jihaadka?(Dhagayso Warbixin)

Istish-haadka hogaanka Mujaahidiinta waa mid kamid ah astaamaha muujinaya sidqiga Manhjka, qaa’id majiro ku baxa dhabaha Jihaadka illaa Alle wuxu keenaa bedelkiisa tobanaan hogaamiye oo sii amba qaadaa wadadiiisasa. Inkastoo geerida ama istish-haadka culimadu ay tahay duleel ay adagtahay in la buuxiyo, hadana wuxuu Alle barakeeyay dacwooda, wuxuuna qubuul u geliyay quluubta shababka muslimiinta, kalimaadkoodana waxay  la jaan qaadayaan waqti ... Read More »

Human Rights Watch Oo Warbixin kasoo saartay Dhibaatada Kajirta Xabsiyada Itoobiya ee Soomaali-Galbeed.(Dhagayso)

Warbixin ay soo saartay waxa loogu yeero hay’adda xuquuqul Insaanka ee “Human Rights Watch ayaa lagu soo bandhigay tacadiyo iyo gaboodfallo sanado badan ay ciidamada Itoobiya iyo maleeshiyaatka Soomaalida ee Lyu Police-ka kula kacayeen dadka Muslimiinta eek u nool gobolka Soomaali galbeed. Warbixintan oo ka kooban 88 page ayaa cinwaan looga dhigay “Tacadiyo ka jira xabsiga Soomaali-Galbeed” waxayna si qoto ... Read More »

Dhagayso: Qiso Saameyn leh Oo ku saabsan Istish-haadka hogaamiye sare oo katirsan Al-Qaacidada Maqribul Islaami.

Waa qiso saameyn leh, hadana xanuun badan oo kuu muujineysa xaaladaha ay ku noolyihiin Mujaahidiinta Caalamka iyo hogaankooda. Qisadan waxay ku saabsantahay istish-haadka Sheekh Abil Xasan Rashiid Al-buleydi oo ahaa madaxii Lajnada sharciga ee Al-Qaacidada Maqribul Islaami. Wuxuu toban bilood oo xiriir ah isaga daba laa-laabanayay goob ay ballantu ahayd inuu kula kulmo hooyadii oo uusan arkin kudhawaad 10 sano. ... Read More »

Dhulkii Awooweyaasheen Yaa Soo Dhicin Doona? Dhageyso Q:19-aad Oo ah mida u dambeysa.

Barnaamijka Dhulkii Awooweyaasheen Yaa soo Dhicin doona, waa barnaamij taariikheed si faafahsan loogu eegayo Halgankii Imaam Axmed Guray, kaas oo ina baraya shalay sidaan ahayn, maanta sidaan nahay, iyo sida nala gudboon. bisha barakeysan ee Ramadaan sanadka 1439-ka hijriyada ayay Idaacadda Islaamiga Al-Furqaan billowday baahinta barnaamijkan. Halkan ka dhagayso Q:19-aad ee barnaamijka Dhulkii Awooweyaasheen Yaa Soo dhicin doona?   Read More »