wararka

duruus

Dhagayso Xubinta Faa’iido 23

Xubinta Faa’iido waa qeyb kamid ah barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee Idaacadda Islaamiga ee Alfurqaan. Xalqadan waxaa jeedinaya Sheykh Yaxya Aala-Shalwaan, wuxuuna kaga hadlayaa qisooyin dhexmaray Xuurul Ceyn iyo rag Mujaahidiin ah, Idaacadda Alfurqaan ayaana Afsoomaali u tarjumtay. Halkan ka dhagyaso Qiso dhexmartay Mujaahidiin iyo XuurulCeyn Iyo Sheykh Yaxya Aala-Shalwaan Read More »

Dhagayso Xubinta Faa’iido 22

Xubinta Faa’iido waa qeyb kamid ah barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee Idaacadda Al-Furqaan. Xubintan waxaa jeedinaya Sheekh Nuur Macallin Cabdi Raxmaan, wuxuuna kaga hadlayaa Mowliidka. Halkan ka dhagayso Qiso ku saabsan Mowliidka Sh Nuur .lite Read More »

Dhagayso Xubinta Faa’iido 21.

Xubinta Faa’iido waa qeyb kamid ah barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee Idaacadda Al-Furqaan. Qeybtan waxaa lagu soo qaadanaya qiso dhex martay Suleymaan Ibnu Cabdil Malk iyo Abuu Xaasim, waxaana jeedinaya Sheykh Maxamed Kaariye. Halkan ka dhagayso Qiso Dhex martay Sulaymaan ibnu Cabdilmalik iyo Abuu Xaasim Sh Maxamed Kaariye.lite Read More »

Dhagayso Xubinta Faa’iido 20.

Xubinta Faa’iido waa qeyb kamid ah barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee Idaacadda Al-Furqaan. Xalqadan waxaa jeedinaya Sheykh Cabdi Raxmaan Firin, wuxuuna kaga hadlayaa Caruur dhallaan ah oo hadlay. Halkan ka dhagyaso Qiso Ilmo Kale oo hadlay iyo Sh Cabdi Raxmaan Firin.lite Read More »

Dhagayso Xubinta Faa’iido 19

Xubinta Faa’iido waxay qeyb ka tahay barnaamijka Dhuuxa Warasiyada ee Idaacadda Al-Furqaan. Xubintan waxaa lagu soo qaatay Towxiidka, waxaana jeedinaya Sheekh Maxamed Boqolsoon. Halkan ka dhagayso Xubinta Faa’iido 19 iyo Towxiidka oo uu jeedinayo Sheykh Boqolsoon.   Read More »

Dhagayso Xubinta Faa’iido 18

Xubinta Faa’iido waa qeyb kamid ah barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee Idaacadda Al-Furqaan. Xalqadan waxaa jeedinaya Sheykh Xasaan Xuseen Abuu Salmaan, wuxuuna kaga hadlayaa Sida Cumar uu ku dooran jiray dadka uu mas’uuliyada u dhiibo. Halkan ka dhagayso Xubinta Faa’iido 18 iyo Sheykh Xasaan Xasaan Xuseen Aadan.   Read More »

Dhagayso Xubinta Faa’iido 17.

Xubinta Faa’iido waa qeyb kamid ah barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee Idaacadda Al-Furqaan. Xalqadan waxaa jeedinaya Sheykh Nuur Macallin Cabdi Raxmaan wuxuuna kaga sheekeynayaa foolxumada Qabyaaladda. Halkan ka dhagayso Fool Xumada Qabyaaladda  iyo Sh Nuur M C raxmaan Read More »

Dhagayso: Ballanqaadkii Lagu Boobay Baytul Maqdas Ee Balfoor.(Barnaamij Gaar ah)

Idaacadda Islaamiga ee Al-Furqaan waxay barnaamij gaar ah ka diyaarisay sida lagu boobay dhulka Muslimiinta ee Filastiin ee uu kamid yahay masjidka barakeysan ee Al-Aqsaa. Wuxuu Barnaamijku kasoo bilaabanayaa ballanqaadkii wasiirkii arimaha dibadda ee Ingiriiska Arthor Balfoor ee ahaa in Yahuuda uu siinayo dhul ay degaan islamarkaana dowlad ka dhistaan. Wuxuu barnaamijku is dul taagayaa xaaladihii kala duwanaa ee ay ... Read More »

Dhageyso Xubinta Faa’ido 15.

Xubinta Faa’iido waa qeyb kamid ah barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee Idaacadda Al-Furqaan. Xalqadan waxaa jeedinaya Sheekh Abuu Zubeyr wuxuuna kaga hadlayaa Cibarka laga qaadan karo Hijradii Nabiga SCW Halkaan Ka Dhageyso Xubinta Faa’ido 15 iyo Sheekh Abuu Zubeyr Read More »

Dhagayso Xubinta Faa’iido 14.

Xubinta Faa’iido waa qeyb kamid ah barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee Idaacadda Al-Furqaan. Xalqadan waxaa jeedinaya Sheykh Xasaan Xuseen Aadam, wuxuuna kaga hadlayaa Zamanka aan ku jirno iyo fitnadiisa. Halkan ka dhagayso Xubinta Faa’iido 14 iyo Sheykh Xasaan.   Read More »