wararka

Sawiro & muuqaalo

War Saxaafadeed Muhiim ah oo kasoo baxay mu’assasada Al-Kataa’ib.

Mu’assasada Al-kataa’ib ayaa baahisay war saxaafadeed sawirra wata oo ku saabsan, xafladdii dhawaan loo qabtay dufcadda koowaad ee Ardeyda ka qalin jebisay machadka tacliinta sare ee Ash-shareeca. War saxaafadeedka oo ku qoran luuqadda carabiga, ayaa lagu sheegay in xafladda ay ka qeybgaleen hogaamiyaal sar sare oo katirsan Xarakada Mujahidiinta Al-Shabaab,iyo mas’uuliyiinta maktabka dacwada, kuwaas oo ardeyda gudoonsiiyay shahaadooyinkooda waxbarashada. War ... Read More »

Ardeyda Beesha Ciroole Oo Sameeyay Bandhig Cilmeed Qurux Badan. (Sawirro)

Machadka Cumeyr Guurow waa machad sharci ah oo ay leedahay beesha Ciroole oo kamid ah beelaha Soomaaliyeed,  waxaana wax ku barta kudhawaad 100 caruur ah oo u dhashey beesha. Dhawaan Ardeydaas waxaa usoo dhamaaday marxaladii sadexaad, waxaana u haray hal marxalad, iyadoona loo qabtay xaflad sagootin ah oo ay hal bil kusoo nasanayaan. Ardeyda ayaa waxaa ka muuqday farxad aad ... Read More »

Maraykanku muxuu u laayaa Marrasta Soomaaliyeed?!(Akhriso+Dhagayso)

Dowladda Maraykanka waxaa lagu tiriyaa hormuudka duullaannada casrigan lagu soo qaaday wadamada muslimiinta oo ay Soomaaliya ku jirto. 1992-dii, ciidamo huwan ah oo ay hor boodeyso dowladdan iyada ah ayaa kusoo duulay Soomaliya, waxaana ay qabsadeen magaalooyin ay ku jirto caasimadda Muqdisho. Inkastoo ay wateen magaca raja soo celinta, hadana Maraykanku wuxuu lahaa dano gurracan iyo ujeedooyin gumeysi, waxaana markiiba ... Read More »

Sawirro: Xarakada Al-Shabaab oo Dowro U Qabatay Ku Dhawaad 50 Axkaamley Ah oo Laga Soo Xulay Afar Wilaayo.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa markii ugu horeysay Dowro u qabatay ku dhawaad 50 Axkaamley ah oo laga soo xulay afar kamid ah Wilaayaadka Islaamiga ah iyadoo ujeedadu ahayd aqoon kororsi, baraarujin iyo in bulshada si hagaagsan loogu dhex baahiyo dacwada iyo culuumta sharciga ah. Dadkan Fuqahada ah oo uu heerkooda waxbarasho kala duwanaa islamarkaana ka kala socday wilaayaadka kala ah: ... Read More »

Maraykanka Oo duqeeyay Dugsi Qur’aan ku yaala Shabeellaha hoose.(Sawirro)

Duqeyntii diyaaradaha Maraykanka ka fuliyeen deegaanka Kuunya-barrow ee gobolka Shabeellah-hoose waxaa goobaha ku burburay ku jira madaraso lagu barto Qur’aanka kariimka, taas oo ay dhigtaan arday aad u farabadan. Madarasada ay duqeyntu haleeshay waxaa lagu magacaabaa Imaamu Shaadhibi 2, waxaana burbur xoogan uu gaaray qeybo badan oo kamid ah madarasada. Labo maalmood oo xiriir ah ayay madarasadu fasax ahayd, sababo ... Read More »

SAWIRRO: Gaari Dagaal oo ay gacanta ku dhigeen ciidamada Al-Shabaab.

Dagaal dhowr maalmood kahor ka dhacay qeybo kamid ah gobolka Shabeellaha hoose ayaa ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay ku qabsadeen gaari Tikniko ah oo uu ku rakibanyahay Qori dhashiike ah. Sawirro lagu baahiyay barta Internetka ayaa muujinaya ciidamada Mujaahidiinta oo gacanta ku haya gaari cabdi bile ah, kaas oo lagu qabsaday dagaal ka dhacay duleedka deegaanka Jazeera ee dhaca duleedka ... Read More »

Sawirro: Gaari Gaashaman oo ciidamada Al-Shabaab kala wareegeen Dowladda.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa dagaal kula wareegay gaari gaashaman oo ay wateen ciidamo katirsan dowladda federaalka. Gaarigan gaashaman ayaa qeyb ka ah saanado hub milliteri oo dowlado shisheeye ku wareejiyeen ciidamada dowladda, si ay ugu kaalmeystaan dagaalka ay kula jiraan ciidamada Mujaahidiinta. Sawirro laga soo qaaday gaariga ay la wareegeen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa lagu baahiyay baraha internetka, ... Read More »

DAILY NATION: Dagaalkii Ceel-Cadde Wuxuu Qarow ku noqday Saraakiisha Difaaca Kenya.(Warbixin+Dhagayso)

Warbaahinta wadanka Kenya iyo guud ahaan shacabka dalkaas ayaa weli xusaya dagaalkii khasaaraha badan lagu gaarsiiyay ciidamada Kenya, ee saddex sano kahor ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhig ay Kenyaatigu ku lahaayeen deegaanka Ceel-cadde ee gobolka Gedo. Wargeyska Daily Nation oo kamid ah wargeysyada ugu afka dheer ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa qoray warbixin uu kaga hadlayo ... Read More »

Horumar dhanka Ganacsiga ah Oo laga dareemayo Jannaale.(Sawirro)

Magaalada Jannaale oo kamid ah gobolka Shabeellaha-hoose, ayaa ku tallaabsanaysa horumar ballaaran oo dhan weliba leh, gaar ahaan dhanka ganacsiga. Magaalada waxaa hoosyimaada tobanaan tuullo, waxaana maalinta Khamiista magaalada ka jira suuq weyn oo la isaga yimaado guud ahaan Koonfurta Soomaaliya. Maamulka Islaamiga ee gobolka Shabeellaha-hoose ayaa magaalada ka hirgeliyay ciidan xisbo, iyo maxaakiim islaami ah, oo loogu talalgalay iney ... Read More »

Macallimiinta Dugsiyada Qur’aanka Kariimka ee Kuunyabarrow oo Dowro Loo soo gebe-gebeeyay.(SAWIRRO)

Wilaayada Islaamiga ee Shabeellaha hoose ayaa dowro diini ah oo muhiim ah waxay usoo gebe-gebeysay macallimiinta wax ka dhiga madaarista Quraanka kariimka ee deegaanka Kuunya-barrow ee wilaayadaas. Dowradan oo socotay 15 maalmood oo xiriir ah waxaa lagu qaatay duruus kala duwan oo muhiim u ah macallimiinta, sida habka loo maareeyo waqtiga, qaababka ugu wanaagsan ee Ardayda loo bari karo Quraanka, ... Read More »