wararka

Wararka Dibada

Weerar ka dhacay magaalada Al-Qudus oo waxyeello lagu gaarsiiyay Askar Yahuud ah.

Wiil dhalinyaro ah oo u dhashay dalka muslimka ah ee Filastiin ayaa weerar ku qaaday saldhig ciidan oo ku yaala bariga magaalada Al-Qudus, kaas oo ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan maamulka Yahuudda. Sida ay sheegayaan warbaahinta maamulka Yahuudda, wiilka filastiiniga ah ayaa toorreeyay askari Yahuudi ah oo katirsan Police-ka maamulka Yahuudda, waxaana markaas kadib uu isku dayay inuu ka baxsado ... Read More »

Ciidamada Amaanka Turkiga oo xabsiga dhigay gabar muslimad ah.

Wararka ka imaanaya dalka Turkiga ayaa tibaaxaya, in ciidamada Police-ka wadankaas ay xabsiga dhigeen gabar muslimad ah oo wax kabarta mid kamid ah jaamacadaha wadankaas ku yaala. Gabadha xabsiga la dhigay ayaa lagu magacaabaa Iimaan Shaahiin, waxaana lagu eedayay iney ka hor timid daqiiqad loo aamuso hogaamiyihii cilmaaniga ee aas-aasay Jamhuuriyadda Turkiga kaas oo lagu magacaabo Mustafa Kamaal Ataatoorik. Gabadhan ... Read More »

Maraykanka Oo gumaad wuxuushnimo ah ka  wada bariga wadanka Suuriya.

Diyaaradaha Isbaheysiga uu hogaamiyo Maraykanka ayaa duqeymo arxan darro oo aad u culus waxay ka geysteen qeybo kamid ah deegaannada dhaca baadiyaha gobolka Deyru-zuur oo dhaca bariga wadanka Suuriya. Labadii maalmood ee lasoo dhaafay waxay diyaaradaha Taxaalufku duqeymo aan loo meel dayin ku garaaceen dadka shacabka ah ee degan bariga wadanka Suuriya, iyagoona  dilay kudhawaad boqol oo ruux oo ay ... Read More »

Muqaawamada Filastiin iyo Yahuudda oo is dhaafsaday duqeymo xoogan, iyo xaalad dagaal oo kataagan Jiidda Qazza.

Wixii ka dambeeyay howlgalkii fashilmay ee ciidamada Yahuudda ka fuliyeen qeybo kamid ah Jiidda Qazza waxaa sii kordhay duqeymaha ay is dhaafsanayaan kooxaha wax iska caabinta iyo Yahuudda. Garabka milliteri ee Xarakada Xammaas Cizzu-diin Al-Qassaam ayaa tan iyo shalay waxay sawaariikh farabadan ku garaaceen dhulka ay Yahuudda xooga ku degeen ee xuduuda la leh Jiidda Qazza. Waxaa la arkayay iyadoo ... Read More »

Imaarada islaamiga ee Afqaanistaan oo la wareegtay magaalo istiraatiiji ah oo dhacda bartamaha wadanka Afqaanistaan.

  Kadib dagaallo shan maalmood oo xiriir ah qaatay, ciidamada Imaarada islaamiga ee Afqaanistaan waxay ku guuleystaan iney gacanta ku dhigaan magaalo muhiim ah oo dhacda bartamaha wadankaas, taas oo ay ku badanyihiin shiicada. Degmada Maalistaan oo hoostagta gobolka Qazni ayaa waxaa si buuxda ula wareegay ciidamada Dhaalibaan, waxaana laga taagay raayada Imaarada. Malleeshiyaad shiico ah oo ka amar qaata ... Read More »

Dagaal ka dhacay Qazza oo lagu dilay sarkaal sare oo Yahuudi ah.

Majmuuco katirsan ciidamada Yahuudda ayaa isku dayay iney howlgal gaar ah ka fuliyaan Jiida Qazza oo ay gacanta ku heyso xarakada Xammaas. Sida ay xaqiijinayaan wararka la helayo, unug katirsan ciidamada Yahuudda oo isasoo qariyay ayaa soo gaaray qeybo kamid ah magaalada Khaanyoonis, iyadoo ujeedkoodu yahay iney dilaan hogaamiye katirsan xarakada wax iska caabinta ee Xammaas. Ciidamada Yahuudda ayaa ku ... Read More »

Khasaara xoogan oo ka dhashay Dab ka kacay California Oo sii kordhay.

Waxaa sii kordhay khasaaraha ka dhasahy musiibo ku habstay qeybo kamid ah wadanka Maraykanka oo ah dal duullaanno badan ku qaaday wadamada caalamka islaamka. Dabkan oo aan la ogeyn waxa kiciyay ayaa ku faafay dhulka howdka ah ee gobolka California, isagoona soo gaaray deegaanno ay dad badan ku noolyihiin. Sida ay baahinayaan warbaahinta dalka Maraykanka, waxaa aad u batay khasaaraha ... Read More »

Kudhawaad 10 askari oo Ruush ah iyo tobanaan Malleeshiyo oo katirsan Nidaamka Nuseyriyada Oo lagu dilay gobolka Xammaah.

Ciidamo katirsan Mujaahidiinta Hay’adda Taxriiru-Shaam ayaa fuliyay weerar xoogan oo abaabulan, kaas oo lagu dilay tobaneeyo katirsan malleeshiyaadka Nuseyriyada ee jooga gobolka Xammaah. Guutooyinka sida gaarka ah u tababaran ee caanka ku ah cimaamadaha guduudan ayaa weerar qorsheysan ku ekeeyay mid kamid ah talisyada ugu weyn ee Nuseyriyadu ku leeyihiin gobolka Xammaah, halkaas oo kamid ah jabahadaha ay isku horfadhiyaan ... Read More »

Warbixin: Xamlo Dacwo oo dadka lagu barayo Allaah iyo Xuquuqda uu leeyahay Oo ka socota Wuqooyiga Suuriya.

Innahu-llaah, waa xamlo dacwo oo dhawaan qaar kamid ah ducaada Shaam ay kaga dhawaaqeen wuqooyiga wadanka Suuriya, waxaana ujeedkeedu yahay in dadka la dareensiiyo  cadamada Allaah iyo xuquuqda uu ku leeyahay dadka uu abuuray. Waxay timid kagadaal markii dalka Suuriya ay kusoo bateen zanaadiiq dharaar cad aflagaadeysa Allaah cazza wajalla, culimada iyo ducaada ayaana isla gartay in asalka dhibaatadan ay ... Read More »