wararka

Wararka Dibada

Wax kabaro dagaalladii waaweynaa ee Muslimiintu la galeen Gaalada.(15)

Furashada Bilaaadu-Sindi ama Hindiya… Marka laga hadlo dhanka Juqraafiyada waxaa Jaziirad u ekaha Hindi loo kala qaybin jiray labo qaybood oo kala ah “ Bilaadu-Sindi wal Bunjaab” iyo Bilaadul Hindi”. Bilaadu Sindi ayaa waxaa lagu magacaabaa wadamada dhaca hareeraha wabiga Indus, kaas oo waa hore lagu magacaabi jiray Wabiga Mahraan islamarkaana kasoo burqada buuraha Kashmiir. Magaalooyinka Sindi waxaa kamid ah ... Read More »

Lix saacadood kadib ka bixitaankii Britin ee Midowga Yurub, Ingiriiska oo khasaaray wax kabadan wixii 15 sano ku bixinayay Midowga Yurub.

Dalka Ingiriiska oo dhawaan lagu qabtay Afti guud oo ku aadan in Ingiriisku kasii mid ahaanayo Midowga Yurub iyo inuu ka baxyo ayaa waxaa inta badan dadka Ingiriisku u cudeeyeen iney ka baxaan Midowga Yurub, waxaana taas saameyn xun oo dhan waliba leh ku keentay dowladda Ingiriiska oo ka kooban Boqortooyooyin midoobay, haba ugu darnaate dhanka Dhaqaalaha. Suuqa Sarrifka lacagta ... Read More »

Wax kabaro dagaalladii waaweynaa ee Muslimiintu la galeen Gaalada.(13)

Furashadii Al-Qaram ama Crimea.. Jaziirad u ekaha Al-Qaram ama sida dadka qaarkii u yaqaanaan Crimea waxaa dhanka Koonfur ka xiga dalka Ukarine, halka Galbeedkuna uu ka xigo badda Madow, waxaana sidoo kale ay deris la tahay dalka Ruushka, waxaana waagii hore loo yaqaanay magaca ah “Masjidka cad”, inta aysan toos ula wareegin dowladda Shuuciga ah ee Ruushka. Jaziiradan oo marka ... Read More »

Wax kabaro dagaalladii waaweynaa ee Muslimiintu la galeen Gaalada.(5)

Furashadii Jaziiradda Qubrus. Jaziiradda Qubrus waa Jaziirad katirsan ama hoostagta Qaaradda Yurub, waxayna u dhexeysaa dalalka Turkiga iyo Giriiga, iyadoona ay ku noolyihiin dad isugu jira Muslimiin iyo Gaalo intuba. Waa jaziirad Istiraatiiji ah waxaana dhanka bari ay kaga taalaa badda Medeterianka, marka Taariikhda dib loo fiiriyana waxay waligeed ahaan jirtay halka ay kasoo dagaal tagaan Nasaarada kusoo duuli jirtay ... Read More »

Daawo Barnaamijka Qisatul Andalus (Qeybta 1-aad)

Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay dhageystayaasheeda iyo aqristayaasheeda usoo gudbineysaa barnaamij loogu magac daray (Qisatul Andalus), kaasoo aad uga bogan doontaan taariikhda dhulka Muslimiinta ee Andalus, laga billaabo furashadiisii illaa dayacaadiisii. Kadib 800 oo sano (sideed boqol oo sano) oo ay Muslimiintu ka talinayeen Andalus, ayaa waxaa la wareegay reer galbeedka iyagoo ula baxay spain iyo portugal. Barnaamijkan oo ... Read More »

Wax kabaro dagaalladii waaweynaa ee Muslimiintu la galeen Gaalada.(4)

Boqorkii Ruum ee lagu magacaabi jiray Tayuufiil bin Makhaa’iil ayaa weeraro kusoo qaaday dhulkii Muslimiinta ee ay ka talineysay khilaafadii Cabaasiyiinta, markii uu arkay in inta badan ciidanka Muslimiintu ku mashquulsanyihiin dagaallo ka socday wadanka haatan lagu magacaabo Adribijaan oo lagula jiray koox fitno wadayaal ah oo ku kacay waxyaabo Shareecadu xarimatay. Ciidamo lagu qiysaasay kumanaan kun ayuu usoo diray ... Read More »

Dr Sheekh Ayman Adh-dhawaahiri Ayaa ka tacsiyadeeyay Mullaa Aqtar Bayco cusubna la galay Sheekh Mowlawi Hibatu-llaaah.

Mu’assasada As-Saxaab garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta AlQaacida ayaa baahisay kalimad maqal ah oo uu jeedinayo Dr Sheekh Ayman Adh-dhawaahiri oo ah amiirka guud ee Al-Qaacida, taas oo uu bayco kula galay amiirka cusub ee Imaarada Islaamiga ah ee Dhaalinbaan Sheekh Mowlawi Hibatu-llaaah. Kalimadan oo soconeysa wax kabadan 13 daqiiqo ayaa waxaa ciwaan looga dhigay, Calal Cahdi Namdii, waxaana Sheekha isaga ... Read More »

Wax kabaro dagaalladii waaweynaa ee Muslimiintu la galeen Gaalada.(3)

Waxaan maanta idin soo gudbin doonaa sidii Muslimiintu ku furteen dhulka loo yaqaano Al-Nowbah. Dhulkan oo ah mid aad u ballaaran ayaa dhaca koonfurta dalka Masar, waxaana uu soo gaaraa illaa wuqooyiga dalka Suudaan, waana dhul Juqraafiyadiisu aad u wanaagsantahay islamarkaana dadkiisu badanyihiin, ayna Muslimiintu marar badan isku dayeen iney furtaan. Markii Muslimiintu furteen dhulka Masar waxay xooga saareen sidii ... Read More »

Talla’biib oo marti gelisay Weerar dhiig badan ku daatay.

Wararka ka imaanaya magaalada Talla’biib oo kamid ah dhulka Yahuuda xooga uga heystaan Musliimiinta Filastiin ayaa ku waramaya in weerar xoogan lagu qaaday suuq ganacsi oo ay isugu yimaadaan Yahuudda. Weerarka waxaa fuliyay labo Ruux oo Filastiiniyiin ah kuwaas oo iyagoo hubeysan gudaha u galay Suuqa ganacsi oo lagu magacaabo Saaruuna waxaana Rasaas ay la dhaceen Yahuudii ka dukaamaysaneysay Suuqa. ... Read More »

Wax kabaro dagaalladii waaweynaa ee Muslimiintu la galeen Gaalada.(2)

Waa qaybta labaad ee Sil-silada barashada Futuuxaadkii waaweynaa ee dhacay bisha barakeysan ee Ramadaan, islamarkaana Muslimiintu la galeen Gaalada, waxaana maanta idin soo gudbin doonnaa Macrakadii horudhac u ahayd in Islaamka uu sal dhigto dalka Ciraaq. Waxaa lagu magacaabaa Macrakadaas Fatxul Buweyb waxaana ay dhacday bishii Ramadaan ee sanadkii 13 Hijriyada. Marka laga hadlo tirada Ciidamada iska hor yimid waxay ... Read More »