wararka

Wararka Dibada

Imaam Masjid oo dhowr maalmood kahor lagala baxay gurigiisa ayaa maydkiisa laga helay Baqdaad.

Dowladda Raafidada Ciraaq ayaa maalmahan wada howlgallo lagu baacsanayo dadka Muslimiinta islamarkaana lagu xir xirayo, kuwaas oo ay ku tuhmayaan iney kasoo horjeedaan Shiicada islamarkaana taageersanyihiin Jihaadka ka socoda dalka Ciraaq. Waxaa labo maalin kahor ciidamo katirsan kuwa Amaanka Xukuumadda Ciraq waxay gurigiisa kala baxeen Imaamka mid kamid ah Masaajida ku yaala magaalada Baqdaad ee Muslimiintu leeyihiin, waxaana haatan la ... Read More »

Weerar lagu qaaday xarun lagu tababaro Booliiska Baakistaan.

Wararka ka imaanaya dalka Pakistaan ayaa sheegaya in rag hubeysan ay xoog ku galeen xarun lagu tababaro Ciidamada Booliiska Xukuumadda dalkaas, iyagoona halkaas ku dilay kuna dhaawacay tiro katirsan ciidamada goobta ku sugnaa. Xarunta la weeraray oo ku taalla meel 12KM u jirta magaalada Kuweyta ee dhacda koonfur Galbeed dalka Pakistaan ayaa wararka ka imaanaya waxay sheegayaan in 58 Askari ... Read More »

Dagaallo xoogan oo maalintii saddexaad ka socoda magaalada Xalab.

Magaalada Xalab ee dalka Suuriya waxaa maalintii saddexaad ka socoda dagaallo xoogan oo u dhexeeya ciidamada Mujaahidiinta oo dhinac ah iyo kuwa Nuseyriyada oo isku dayaya iney la wareegaan xaafado katirsan dhanka bari ee magaalada Xalab. Malleeshiyaadka Nusayriyada ayaa saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay waxay wadeen isku dayo ay ku doonayaan iney kula wareegaan xaafadda Salaaxu-Diin balse Mujaahidiinta Jayshul Fatxi ... Read More »

Dowladda Qadar oo shaacisay geerida mid kamid ah madaxdii soo martay dalkaas.

War kasoo baxay madaxtooyada dowladda Qadar ayaa lagu iclaamiyay geerida Khaliifa bin Xamad Aala-Thaani oo ahaa amiirkii lixaad ee soo mara dowladda Qadar, islamarkaana ka qayb qaatay dhisida dowladan. Warka kasoo baxay madaxtooyada looga arimiyo Qadar ayaa lagu sheegay inuu geeriyooday Khaliifa bin Xamad Aala-Thaani galabnimadii shalay kadib xanuuno in muda ah uu lasoo hardamayay, waxaana uu ku geeriyooday da’ ... Read More »

Taliye sare oo katirsan Ciidamada Masaarida oo lagu iqtiyaalay Al-Qaahira.

Kooxo hubeysan islamarkaana kaxeysanayay mootada dheereysa ayaa dilay mid kamid ah Taliyaasha Ciidamada Masaarida kuwooda ugu jagada sareeya, xilli uu kasoo baxayay gurigiisa. Sarkaalka la dilay oo oo lagu magacaabo Caadil Rajaa’ii ayaa jagadiisu waxay ahayd Sarreeyo guuto, wuxuuna kamid ahaa Saraakiisha jugta culus ee ciidanka Afgembiga Masar. Isagoo kasoo baxayay gurigiisa oo ku yaala mandiqadda Al-Cubuur ee bariga Al-Qaahira ... Read More »

Dowladda Talyaaniga oo Albaabada isugu dhufatay Masaajid ay ku cibaadeystaan Muslimiinta, iyo Muslimiinta oo arinkaas ka xumaaday.

Talyaaniga oo kamid ah dalalka dhaca qaaradda Yurub islamarkaana dagaal fog lasoo galay dadka Muslimiinta ah ayaa haatan wuxuu gudaha dalkiisa ka wadaa tallaabooyin lagu curyaaminayo Islaamka kusiii fidaya dalkaas, iyadoona dowladda Talyaanigu billowday iney xirto Masaajida Muslimiintu ku tuktaan. Ugu yaraan shan masjid ayay dowladda Talyaaniga xirtay mudooyinkii ugu dambeeyay, waxaana ay ku andacootay in Masaajidan ay ku yaalaan ... Read More »

Ciidamo Maraykan ah oo lagu dilay weerar ka dhacay magaalada Kaabul.

Qof ku labisan Dareeska Ciidamada milliteriga Xukuumadda Kaabul, islamarkaana katirsanaa ciidamada Xukuumadda Kaabul ayaa weerar khasaare dhaliyay ka fuliyay saldhig ku yaala magaalada Kaabul oo ay ku suganyihiin Ciidamo Maraykan ah. War kasoo baxay Ururka Naato ee duulaanka shareeca la dirirka ah ku qaaday dalka Afqaanistaan sanadkii 2001 ayaa lagu sheegay in weerarka ka dhacay saldhiga Milliteri ee Rishkor lagu ... Read More »

Dowladda Turkiga oo ku faaneysa iney qayb ka tahay duulaanka lagu qaaday magaalada Muusil.

Iyadooo maalintii labaad uu socoda duulaanka Rawaafida iyo Reer Galbeedka oo is kaashanay ay ku qaadeen magaalada sunniga ah ee Muusil ayaa waxaa wali jirin horumar la taaban karo oo ay kasooo hooyeen dagaalladaas, waxaana magaalada Muusil wali ku jirtaa gacanta Ahlu sunnaha. Dowladda Turkiga oo caan ku ah hagar daameynta shucuubta Muslimiinta ah ayaa si cad ugu faaneysa in ... Read More »

Maxbuuskii ugu dambeeyey ee kasoo jeeda dalka Murutaaniya kuna xirnaa Guwantanamo oo lasii daayay.

Xabsiga sumcada daran ee Guwanatanmo oo ay ku xiranyihiin maxaabiis farabadan oo Muslimiin ah ayaa wararka ka imaanaya waxay sheegayaan in lasii daayay Maxbuus muslim ah oo inkabadan toban sano u xirnaa dowladda Maraykanka. Maxbuuska lasii daayay ayaa lagu magacaabaa Muxamed Walad Salaaxi, wuxuuna 15 sano oo xiriir ah ku xirnaa xabsiga dulmiga iyo sumcad darada u saaxiibka ah ee ... Read More »