Sign in
Sign in
Recover your password.
A password will be e-mailed to you.
Browsing Category
Wararka Dibadda
Dhegeyso Barnaamijka AQOON IYO OGAAL.
Aqoon iyo Ogaal waa barnaamij todobaadle ah oo aan kusoo gudbino macluumaad iyo xogo muhiim ah oo ku saleysan Diinta Islaamka, Caafimaadka, Juqraafiyadda iyo arimo kale, waxaana maalin kasta oo Jicmo ah aad kala socon kartaan webka…
Read More...
Read More...
Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Waa habeennimo Jimco ah, Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 02-12-1443 …
Read More...
Read More...
Fadliga 10-Ka Hore Ee Bisha Dul Xijja. (Dhagayso)
Maanta oo Arbaco ah waxaa kow ah bisha fadliga badan ee DulXijja, waxaana dadka Muslimiinta ay ku dadaalayaan iney Allah ugu dhawaadaan maalmahan tobanka ah cibaadaad badan.
Sheekh Cali Cabdullaahi Cali Katiin oo kamid ah culimada…
Read More...
Read More...
Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida 30-06-2022.
Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida waa barnaamij maalinle ah oo ka baxa Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan, marka laga reebo maalinta Jimcaha, waxaana lagu soo gudbiyaa dhacdooyinka ka taagan caalamka gaar ahaan dunida Islaamka.
Halkaan…
Read More...
Read More...
Dhageyso: Masar Oo Xukun Dil Ah Ku Riday 10 Ruux Iyo Dhabaatooyin Ka Jira Xabsiyada Dalkaas.
Maamulka Cabdifataax Al-Siisi ee dalka Masar ayaa xukun dil ah ku riday 10 ruux, kuwaas oo lagu soo eedeeyay inay kamid ahaayeen ururro ay ugu yeereen kuwa Argagixiso ah, xilli dhibaatooyin adag laga soo warinayo xasbiyada uu gacanta ku…
Read More...
Read More...
Boliska Mareykanka Oo Xiray Sucuudiyaan Lagu Eedeeyay Inuu U Hanjabay Xunbo Mucaarad Ah.
Warbaahinta Mareykanka ayaaa sheegTay in ciidamada dalkaas ay xabsiga u taxaabeen nin u dhashay dalka Sucuudiga, kaas oo lagu soo eedeeyay inuu ku kacay falal liddi ku ah amniga muwaadiniin American ah,
Warbaahinta ayaa sheegtay in…
Read More...
Read More...
In Ka Badan 100 Ruux Oo Dumar U Badan Oo Lagu Dilay Kaamka Al-Howl Ee Dalka Suuriya, Tan Iyo…
Hay'adda Qaramada Midoobey ayaa shaacisay in 18 bilood gudahood dad ka badan boqol ruux oo u badan haween lagu dilay Kaamlka Al-Howl oo ku yaalla woqooyi bari ee dalka Suuriya.
Isku xiraha Qaramada Midoobey u qaabilsan dalka Suuriya ayaa…
Read More...
Read More...
Qarax Geystay Khasaaroyin Kala Duwan Oo Ka Dhacay Dalka Yeman.
Inta badan 10 askari ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqotay qarax lala beegsaday kolonyo uu la socday sarkaal sare oo katirsan ciidanka amniga ee dowladda Yeman, xilli ay marayeen meel u dhow magaalda Cadan ee koonfurta Yemen, sida ay…
Read More...
Read More...
Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Waa habeennimo Khamiis ah Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 01-12-1443…
Read More...
Read More...
Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida 29-06-2022.
Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida waa barnaamij maalinle ah oo ka baxa Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan, marka laga reebo maalinta Jimcaha, waxaana lagu soo gudbiyaa dhacdooyinka ka taagan caalamka gaar ahaan dunida Islaamka.
Halkaan…
Read More...
Read More...