wararka

Wararka Gudaha

Weerarkii Maali Wuxuu Jawaab u ahaa Booqashada Natanyahu ee Chaad.(Bayaan)

Jamaacada Nusratul Islaam wal muslimiin ee ka jihaada wadamada saxaraha iyo saaxilka Africa ayaa sheegatay mas’uuliyadda howlgal ballaran oo lagu dilay ciidamo katirsan Qaramada Midoobay, kaas oo ka dhacay wadanka Maali. Bayaan kasoo baxay Jamaacada Nusratul Islaam wal Muslimiin, ayna baahisay mu’assasada Az-zallaaqa ee ku hadasha afka Jamaacada ayaa looga hadlay weerarkan ka dhacay qeybo kamid ah magaalada Kedaal iyo ... Read More »

“Qudus Lama Yahuudeynayo” Waa magaca Howlgal ka dhacay Maali oo lagu dilay Askar katirsan Qaramada Midoobay.

Wararka ka imaanaya wadanka Maali ayaa ku waramaya in ciidamo katirsan Qaramada Midoobay lagu dilay wadankaas, kadib markii ay weerar kala kulmeen ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam wal Muslimiin. Weerarka ayaa ka dhacay magaalada Kedaal ee wadanka Maali, waxaana lagu qaaday ciidamo katirsan Qaramada Midoobay oo ku sugnaa deegaanka Aglahook ee magaalada Kedaal. Ugu yaraan weerarkaas waxaa lagu dilay kudhawaad 10 ... Read More »

Al-Shabaab Oo Madaafiic Ku garaacay Saldhiga ciidamada Jubaland ee Baar-Sanguuni.

Gelinkii dambe ee maanta, ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa madaafiic ku garaacay saldhiga ay ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa Maraykanka daacadda u ah ay ku leeyihiin deegaanka Baar-Sanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo. Ugu yaraan 30 gantaal ayay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab qeybtooda Jugta-culus ku garaaceen saldhiga Baar-sanguuni, waxaana la rumeysanyahay in duqeyntu ay geysatay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh. Saraakiil ... Read More »

Gobolka Baay: Ciidamada itoobiya Oo ka guuray halkii uu ku qabsaday Weerarkii Weynaa.

Ciidamada Xabashida Itoobiya ayaa ka guuray halkiii maalintii Jimcaha uu ku qabsaday weerarkii cuslaa ee looga dilay askarta badan. Ciidamada Itoobiyaanka ayaa qaatay meydadka askartii looga dilay dagaalka, intii ay heleen, iyo dhaawacyadii faraha badnaa ee kasoo gaaray dagaalkii cuslaa ee ay kala kulmeen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab. Itoobiyaanka ayaa lagu soo waramayaa iney aadeen degmada Buur-hakaba oo xigta halka ... Read More »