wararka

Wararka Gudaha

Akhriso: Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo ka tacziyeysay Istish-haadka Sheekh Abil-kheyr Al-Misri.

Hogaanka sare ee Xarakat Al-Shabaab Al-Mujaahidiin ayaa ka tacziyeeyey istish-haadka Sheykh Axmed Xasan Abul kheyr oo ka mid ahaa hogaanka sare ee Mujaahidiinta Alqaacida, kaas oo dhamaadkii bishii la soo dhaafay ku shahiiday duqeyn diyaaradaha dowladda saliibiga ee Mareykanka ka geysatay gobalka Idlib ee waqooyiga dalka Suuriya. Bayaankan kasoo baxay hogaanka guud ee Mujaahidiinta, waxaa ciwaan looga dhigay: ويتخذ منكم ... Read More »

Deg-deg: Qaraxyo lagu weerary Saraakiil katirsan Maamulka Puntland.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso oo ah xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in barqinimadii maanta Weerar qaraxyo loo adeegsaday lagu qaaday Saraakiil katirsan maxkamadda maamulka Puntaland ee gobolkaas. Qaraxyada oo ahaa labo qarax, islamarkaana ahaa bambaanooyinka gacmaha laga tuuro ayaa lagu waramayaa iney gudaha u galeen xarunta maxkamadda. Ciidamada Maamulka Puntland ee ku sugnaa dhismaha Maxkamadda ayaa qaraxyada kadib ... Read More »

Sawirro: Maamulka Islaamiga Ah Ee sh/hoose Oo Billaabay Ol’ole Gurmad Ah.

Kadib markii qaar kamid ah degmooyinka iyo degaanada gobolka Sh/hoose saameyn  ku yeesheen abaaraha, ayaa wuxuu maamulka gobolku billaabay tallaabo uu dadkaasi ugu gurmanayo oo dhowr marxaladood ka kooban. Ugu horreyn wilaayada ayaa waxay magacawday guddi heer gobol ah oo shan xubnood ka kooban, si ay marka hore xaaladda usoo qiimeeyaan. Guddiga ayaa si degdeg ah u guda galay hawsha, ... Read More »

Dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka.

Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka wuxuu kamid yahay barnaamijyada todobaadla ah ee ka baxa warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan, waxaana lagu soo gudbiyaa  xaaladaha dhabta ah ee ka jira caalamka Islaamka. Halkan ka dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka 03-03-2017 Read More »

Dhageyso Diiradda Jimcaha Iyo Mowduuc Qof Kasta Muhiim U Ah.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha, waa todobaadle lagu falanqeeyo mawaadiic muhiim ah oo lagu beego xilligooda, iyadoo lagu marti qaado dad aqoon u leh ama aragti dheer ka heysta qodobta la lafa gurayo. Maanta waxaa barnaamijka looga dooday WAX TARKA RAASHINKA WADANKA, SABABTA DADKA UGA JEESTEEN DALAGGA DALKOODA, UNA AADEEN KAN DIBADDA IYO HALISTA RAASHINKA DIBADDA. Halkan Ka Dhageyso Diiradda Jimcaha   ... Read More »