wararka

Wararka Gudaha

HALKAN KA DHAGESO DHUUXA

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. HALKAN  KA DHAGEYSO DHUUXA  29 08 2016.   Read More »

Dufcaddii Labaad ee Reer Daariyah oo soo gaaray deegaanada xurta ah ee Gobolka Idlib.

Iyadoo dhaawaan Nidaamka Suuriya iyo Kooxaha Mucaaradku wada galeen heshiis dhigaya in si nabad geliyo ah magaalada Daariyah looga soo daadgureeyo dadka Shacabka iyo kooxaha Mucaaradka ah ee 4 sano ku jiray go’doon halakeeyey dadka iyo duunyada, ayaa waxaa maalmihii lasoo dhaafay soconayay daad gureynta dadkaas. Maalmihii Jimcaha iyo Sabtida ayaa waxaa magaalooyinka baadiyaha Idlib soo gaaray kolonyo gawaari ah ... Read More »

Dagaal Dhimasho dhaliyay ayaa Saaka Ka Dhacay Baladxaawo.

Dagaal udhaxeeyay maleeshiyaadka ku wada sugan Magaalada Baladxaawo Ee Gobalka Gedo ayaa saaka ka qarxay degmadaasi. Dagaalka oo socday wax ku dhaw laba saac ayaa la isku adeegsaday hubka Culus iyo kuwa Fudud. Waxa uu daba socday israsaaseyn shalay ka dhacday Magaalada Baladxaawo. Illo wareedyo ayaa Alfurqaan usheegay in dagaalka ay ku dhinteen sadax askari lex kalana ay ku dhaawacmeen. ... Read More »

Dhageyso:Dadka Ka Hadlaya Kaniisada Laga Furay Hargaysa oo Soo Badanaya.

Aqoonyahan Axmed Cabdikariim iyo Macalim Xuseen oo uwaramay idaacadda Alfurqaan ayaa ka hadlay kaniisada Faatikaanku sheegay inuu ka furay Hargaysa. Axmed Cabdikariim ayaa sheegay in wax laga naxo tahay dhulka muslimiinta in laga furo kaniisad. Dadka Hargaysa ayuu ugu baaqay inay arinkaasi ka dhiidhiyaan oo aysan qaadan Liidnaan. Maamulka Somaliland ayuu Axmed Cabdikariim Ku Tilmaamay inay yihiin maamul dabo dhilif ... Read More »

HALKAN KA DHAGESO DHUUXA

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. HALKAN KA DHAGEYSO DHUUXA 28 08 2016.lite Read More »

Warsame Joodax iyo Maxamed Axmed Guuleed oo Ka Dooday Ammaanka Muqdisho.(Maqal)

Dood Ay qabatay Idaacadda islaamiga ah Alfurqaan ayna ka qeybgaleen ku xigeenkii hore dhanka ammaanka Gobalka Banaadir Warsame Joodax iyo Nabadoon Maxamed Axmed Guuleed ayaa lagu falanqeeyay arinta amniga Muqdisho oo Faraha ka baxay maalmihii lasoo dhaafay. Warsame Joodax ayaa u arka in Ammaanka uu hagaagayo hadii ay isla shaqeeyaan  shacabka Muqdisho iyo Dowladda Balse Nabadoon Maxamed Axmed Guuleed ayaa qaba inaysan ... Read More »

Dhageyso:Aragtida Dadweynaha Ee Kaniisada Fatikanku sheegtay inay ka Furtay Hargaysa.

Qaar kamid ah shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay sida ay u arkaan Kaniisad Fatikanku ay sheegeen inay ka furaan Magaalada Hargaysa ee Xarunta Maamulka Somaliland. Waxa ay sheegeen inay aad kaga xunyihiin warka kasoo baxay Dowladda Fatikanka. Waxa ay dadweynaha Hargaysa ugu baaqeen inay u istaagaan oo ay ka dhiidhiyaan warka kasoo baxay Fatikanka. Linkiga Hoose Ka Dhageyso Aragtida dadku ... Read More »