wararka

Wararka Gudaha

Dhageyso:Aragtida Dadweynaha Ee Kaniisada Fatikanku sheegtay inay ka Furtay Hargaysa.

Qaar kamid ah shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay sida ay u arkaan Kaniisad Fatikanku ay sheegeen inay ka furaan Magaalada Hargaysa ee Xarunta Maamulka Somaliland. Waxa ay sheegeen inay aad kaga xunyihiin warka kasoo baxay Dowladda Fatikanka. Waxa ay dadweynaha Hargaysa ugu baaqeen inay u istaagaan oo ay ka dhiidhiyaan warka kasoo baxay Fatikanka. Linkiga Hoose Ka Dhageyso Aragtida dadku ... Read More »

HALKAN KA DHAGESO DHUUXA

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa Waraysiyada 27 08 2016. Read More »

Taliska Nabad Sugidda oo Qiray inaysan ka Hortagi Karin Weerarada Alshabaab ee Muqdisho.(Maqal)

Magaalada Muqdisho Caasimada Soomaaliya waxaa kusoo badanaya Howlgalada Qorshaysan ee ka imaanaya Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin. Mid kamid ah weeraradii ugu danbeeyay waxaa lagu qaaday Hotel Lagu Caweeyo oo ku yaala Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho. Weerarkaasi iyo kuwa kale oo dhacay todobaadkii lasoo dhaafay ayaa Muujiyay habacsanaanta Laamaha Ammaanka. Taliyaha Ciidamada Sirdoonka Dowladda Cabdullaahi Gaafow Maxamuud ayaa sheegay inaysan ... Read More »

Dhageyso Dhacdooyinka Dunida Islaamka

Barnaamijka Dhacdooyinka Islaamka waa barnaamij muhim ah oo jimco walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa akhbaaraadkii iyo dhacdooyinkii ugu waaweynaa. DHAGEYSO DHACDOOYINKA DUNIDA ISLAAMKA TAYO SARE  DHAGEYSO DHACDOOYINKA DUNIDA ISLAAMKA TAYO DHEXE Read More »

Dhageyso:Diirada Jimcaha oo Lagu Faaqiday Gaalaysiinta Vatican-ku Ka Wado Somalia.

Todobaadkii Lasoo dhaafay Raadiyaha ku hadla codka Dawladda Faatikaanka, oo ah maamulka sare ee Kaniisadda Katooliga, ayaa wuxuu baahiyay wareysi meelo badan taabanaya oo Soomaaliya khuseeya,Wareysiga waxaa lagu sheegay in kaniisad raacsan Mad-habta Kaatooliga laga furay magaalada Hargeysa dhaqdhaqaaq gaaleysiin ahna ay ka wadaan Muqdisho. Hadaba howlaha ku saabsan hey’adaha Tansiiriga Soomaaliya iyo qaabka ay ushaqeeyaan ayaa diirada Lagu faaqiday ... Read More »

HALKAN KA DHAGESO DHUUXA

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Dhageyso Dhuuxa wareysiyada 25 08 2016.lite Read More »