wararka

Wararka Gudaha

Dhagayso:Goordhow Filo Barnaamij Cusub Cod.

Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa baahin doonto barnaaamijyo taxane ah oo loogu magac daray “Qisatul-Andalus” waxaana looga sheekeyn doonaa Taariikhda ballaaran ee dhulka hada loo yaqaan Spain iyo Portugal oo ay Muslimiinta Xukumi Jireen Mudo 8 Qarni ah. Barnaamijka waxa uu bilaaban doonaa bisha barakeysan ee Ramadaan, iyadoona dhagaystayaasheena ku sugan dalka dibadiisa ay kala socon doonaan webka Idaacadda ... Read More »

Warbixin iyo Wareysi Geel ku saabsan.(Maqal+Sawiro)

Malaayiin Soomaali ah ayaa miyiga ku nool kuwaasoo xoolo dhaqato u badan. Soomaalidu duunyada waxay ugu jeceshahay Geela oo noloshooda laf dhabar u ah. Hadda waxaa lagu jiraa xiliga guga waxaana xoolu daaqayaan deegaanno cunno leh amaba doog ah. Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan waxay dhawaan howl shaqo ku tagtay deegaan qiyaastii 55 kiilow mitir u jira degmada Saakoow ee ... Read More »

Dhageyso Diiradda Jimcaha.

Barnaamijka Diiradda jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, laguna soo qaato mawaadiic muhiim ah, ayaa waxaa maanta looga hadlay xaflado ay Xabshida Itoobiya ku qabsatay qaar kamid ah magaalooyinka dalka oo ay Garowe ugu horeyso. Barnaamijka ayaa waxaa lagu gorfeeyay cadaawadda guud ee Itoobiya iyo waxa u sababta ah in xilligan ay ... Read More »

Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Alfurqaan waxaa lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 02 06 2016. Read More »

Sideen Usoo Dhaweynaa Bisha Ramadaanka (Dhageyso qeybta 2-aad)

War baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay dhageystayaasheeda iyo aqristayaasheeda usoo gudbineysaa muxaadaraad taxane ah oo ku saabsan bisha barakeysan ee Ramadaan. Muxaadaraadkan oo uu jeedinayo Sheekh Cali Xaaji oo kamid ah culimada diinta islaamka ayaa waxay kuwooda ugu horeeya ka hadli doonaan soo dhaweynta Ramadaan, halka kuwa xiga aan uga faa’iideysan doonno mawaadiic kale oo isla Ramadaanka ku saabsan. ... Read More »

Qasaaro baaxad leh oo ka dhashay weerarkii Lagu qaaday Hotel Ambasaddor.(Sawiro)

Muddo saacado ah ayuu qaatay weerar dhiig badan uu ku daatay oo shalay galinkii danbe Ciidamo katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ku Ekeeyeen Hotel Ambasaddor oo hooy u ah Madax katirsan Dowladda Federaalka. Qasaaro nafeed iyo mid hanti oo baaxad leh ayuu dhaliyay Howlgalka galay Maalintii Labaad ee Ka socda Gudaha Hotelka. Qeyb dhan ayuu ka dumay Hotelka. Dhimashada ayaa kor ... Read More »

Sideen Usoo Dhaweynaa Bisha Ramadaanka (Dhageyso qeybta 1-aad)

War baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay dhageystayaasheeda iyo aqristayaasheeda usoo gudbineysaa muxaadaraad taxane ah oo ku saabsan bisha barakeysan ee Ramadaan. Muxaadaraadkan oo uu jeedinayo Sheekh Cali Xaaji oo kamid ah culimada diinta islaamka ayaa waxay kuwooda ugu horeeya ka hadli doonaan soo dhaweynta Ramadaan, halka kuwa xiga aan uga faa’iideysan doonno mawaadiic kale oo isla Ramadaanka ku saabsan. ... Read More »