wararka

Wararka Gudaha

Daawo Vedio: Dhaqasho Waa Geel.

Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxay idiin soo gudbineysaa barnaamij muuqaal ah oo la yiraahdo (Dhaqasho Waa Geel) Waa barnaamij qurux badan oo laga soo diyaariyay Geela iyo Geelleyda ku nool qeybo kamid ah gobolada Soomaaliya. Waxaa la daawan karayaa muddo 35 daqiiqo iyo 55 ilbiriqsi ah, isagoo soo bandhigaya faa’iidooyinka ku jira dhaqashada Geela. Barnaamijkan ayaa waxaa soo diyaariyay ... Read More »

Daawo Sawirrada Xeradii Ay Ka Bexeen Ciidamada Kenya ee Buusaar.

Ciidamada Kenya ayaa maalintii shalay isaga baxay gabi ahaanba degaanka Buusaar ee gobolka Gedo halkaasoo ay si toos ah ula wareegeegtay Xarakada Al-Shabaab. Kadib markii la hubiyay ammaanka xerada ayaa waxaa loo fasaxay dad weynaha reer Buusaar si ay uga qaataan agabyada ay Kenyaatigu ka tageen. Sida laga dheehan karayo sawirrada, ciidamada Kenya ayaa difaacyo waaweyn ka dhistay halkan, waxaana ... Read More »

Kenyaatigii ka baxay Buusaar oo la kulmay Weeararo culus.

Ciidamada Kenyaatiga ee maalintii shalay isaga baxay deegaanka Buusaar ee gobolka Gedo ayaa la kulmay weeraro qaraxyo ah oo khasaare adag gaarsiiyay. Kenyaatiga iyo kuwa Soomaalida ee la socda oo illaa iyo hadda socda masaafo dhan 20KM oo keliya ayaa waxaa lala eegtay qaraxyo culus xilli ay marayeen deegaan lagu magacaabo Wareey. Qaraxyada waxay geysteen khasaare isuga jira dhimasho iyo ... Read More »

War Saxaafadeed Muhiim ah oo kasoo baxay mu’assasada Al-Kataa’ib.

Mu’assasada Al-kataa’ib ayaa baahisay war saxaafadeed sawirra wata oo ku saabsan, xafladdii dhawaan loo qabtay dufcadda koowaad ee Ardeyda ka qalin jebisay machadka tacliinta sare ee Ash-shareeca. War saxaafadeedka oo ku qoran luuqadda carabiga, ayaa lagu sheegay in xafladda ay ka qeybgaleen hogaamiyaal sar sare oo katirsan Xarakada Mujahidiinta Al-Shabaab,iyo mas’uuliyiinta maktabka dacwada, kuwaas oo ardeyda gudoonsiiyay shahaadooyinkooda waxbarashada. War ... Read More »

Halkaan Ka Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada

Dhuuxa Wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, sabtida mooyaane, waxaana lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah Halkaan Ka Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 19 03  2019   Read More »

Al-Shabaab oo ka hadlay Weerarkii Balcad iyo la wareegitaankooda Buusaar iyo Dhanaane.

Sheekh Cabdul Caziiz Abuu Muscab, Afhayeenka ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo shir jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay weerarkii habeenkii xalay ciidamadooda ay ku qaadeen degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe. Wuxuu Afhayeenka sheegay in ciidamada Mujaahidiinta ay la wareegeen inta badan degmada Balcad, xabsigana kasii daayeen maxaabiis si dulmi ah ugu xirnaa halkaas, sida uu hadalka u dhigay. Sheekha wuxuu ... Read More »