wararka

Wararka Gudaha

Dhageyso Turkiga Oo Sabab U Noqday Iney Sannadkan Khasaaraan Beeraleyda Soomaaliya.

Dowladda Turkiga oo kamid ah dalalka fara galinka ku haya Soomaaliya ayaa sannadihii u dambeeyay xoogga saartay sidii ay dhaqaale uga sameyn lahayd wadanka, waxay la wareegtay dekedda iyo madaarka Muqdisho, waxay dalka keentay in badna oo kamid ah badeecadii ay ganacsatada Soomaaliyeed kala iman jireen Dubai, taasoo sababtay in dad badan ay waayaan shaqooyinkoodii. Sidoo kale waxay turkidu keeneen ... Read More »

Wilaayada Sh/hoose Oo u Gurmatay Bulshada Gedo Ee Ay Kenyaatigu Dhibaateeyeen. {Waraysi+Sawiro}

Waaliga maamulka islaamiga ah ee Sh/hoose Sh/Maxamad Abuu Cabdalla oo wareysi gaar ah siiyay war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa sheegay in wilaayada islaamiga ah ee Gedo ay ku wareejiyeen kaalmo walaalnimo oo laga soo uruuriyay shacabka ku dhaqan Sh/hoose. Wuxuu sheegay in ay wareejiyeen raashin, maacuun, dhar iyo agabyo kale oo ku rarnaa afar gaari oo sadax kamid ... Read More »

Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada.

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee AL-FURQAAN, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa wareysiyada 23-02-2016 Read More »

Sh. Axmad Iimaan”Qoriga iyo Tuutaha Aan Xiranahay Waa Ganiimadii Ceelcadde (Daawo)

Isagoo garwaaxsan qori M16 ah, kuna labisan dareeska ciidamada military-ga Kenya ayuu Shaykh Axmed Iimaan Cali ka soo muuqday filim cusub oo ay soo saartay mu’asasada Alkataa’ib, Isagoo booqanaya mucaskar aan la sheegin halka uu ku yaallo, sidoo kalena jeedinaya kalimad muhiim ah oo dhinacyo badan xambaarsan. Ciidamo aad u qalabeysan oo ku labisan darees isku wada mid ah, Raayaduna ... Read More »

Abuu Muscab”Qasaaraha Guud Ciidamada Ugandha Waa 6 Gaari oo Gubasho ah iyo….”(Maqal)

Taliska Ciidamada Xarakada shabaabul Mujaahidiin ayaa faafaahin ka bixiyay weeraro jidgal ah oo maanta Amisom Loogu dhigay Shabeelaha Hoose. Wareysi Alfurqaan uu siiyay Afhayeenka Ciidamada shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cabdalcasiis Abuu Muscab ayuu ku sharaxay qasaaraha Ciidamada Ugandha kasoo gaaray dagaal ka dhacay Dulleedka Bali doogle ee shabeelaha Hoose. Waxa uu sheegay in weerar dhabagal ah ay udhigeen ciidamo kasoo baxay ... Read More »

Dhageyso:Dhuuxa Wareysiyada Alfurqaan.

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa  22 02 2016 Read More »