wararka

Wararka Gudaha

Dhageyso:Dhuuxa Wareysiyada Alfurqaan.

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 20 02 2016. Read More »

Dhageyso Qeybta 7/aad Barnaamijka Dulmanayaashii Dib Uxuroobay.(Sawirro)

Waa Markale iyo Barnaamijyadii aynu kaga hadlaynay degmooyin iyo deegaano katirsan shabeelaha Hoose oo dib usoo galay Gacanta shabaabul Mujaahidiin. Qeybta Todobaad Ee Barnaamijka Dulmanayaashii Dib uxuroobay waxaa lagu soo qaatay Degaanka Sabiid ee shabeelaha Hoose. Dhageyso  Dulmanayaasha Dib Uxuroobay Iyo Sabiid 20 02 2016. HOOS KA DAAWO SAWIRADA SABIID. Read More »

Dhageyso Diiradda Jimcaha Oo Lagu Soo Qaatay Qodob Muhim Ah.

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo lagu falanqeeyo qodob muhiim ah oo markaas taagan, waxaana lagu marti qaadaa dad aqoon u leh ama xog ogaal u ah mowduuca. Maanta waxaa lagu lafa guray magaalooyinkii iyo degaanadii Sh/hoose ee laga saaray ciidamada shisheeye, iyadoo si gaar ah la isu dul taagay natiijada kasoo baxday barnaamij todobo qeybood ka kooban oo ... Read More »

Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Dhageyso Dhuuxa wareysiyada 18-02-2016. Read More »